Masaajid lagu weerarey Mali
Kooxaha Islaamiga ah ee Mali ayaa weerarey mid kamid ah masaajidada caanka ah ee magaalada Timbuktu.
View ArticleDad qabqabasho ka socda Garowe kadib markii sarkaal la khaarijiyey
Markii xalay Magaaladda Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland lagu dilay Taliye ku xigeenkii Cabdulaahi Saalax ayaa halkaasi waxaa ka socda hawlgal baaritaano ah. Goob joogiyaal ku sugan Magaaladda...
View ArticleBin Laden advised Somali militants on ‘good governance’
image: London (RBC) Documents found inside Osama Bin Laden’s hideout in Pakistan following the US special forces raid that led to his death last year have revealed how the al-Qaeda leader sought to...
View ArticleShabaab oo lagu eedeeyey iney haween ku dileen Degmada Deyniile
Guddoomiyaha Degmadda Deyniile ee Dowladda Soomaaliya Daahir Xasan Xuseen ayaa ka warbixiyey ujeedkii loo dilay haween meydkooda lagu arkay degmadiisa. Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in dilka ay...
View ArticleMuxaadaro Nolasha Qoyska By Sh Maxamed Rashaad Raximullah
Muxaadaro Nolasha Qoyska By Sh Maxamed Rashaad Raximullah waa muxaadaro qayima uu kga hadlayo qoysk alle haka abaal mariye From: Kheerto Views: 0 0 ratings Time: 01:43:00 More in People & Blogs...
View ArticleAlshabaab oo hareer maray dardaarankii Usama Bin Laden Muxuu kula taliyey?
image: Documentiyo laga helay gurigii uu ku dhuumaaleesanaayay Osama Bin Laden ee dalka Pakistan oo sannadkii hore lagu dilay ayaa muujinaya sida uu hoggaamiyihii hore al-Qaeda ugu taamayay in ururka...
View ArticleSarkaal Sarre Oo bileys ah oo Lagu Toogtay Garoowe
Waxaa Magaalada Garoowe Lagu dilay Habeenimadii Xalay ahayd Taliye Ku xigeenkii Labaad ee Poliska Puntland Col.Cabdullaahi Saalax (Nadalo) Taliye Kuxigeenka ayaa La Toogtay isaga oo Ku dhex jira...
View ArticleVideo: Goobaha taariikhiga ee Mali ee halista ku jira
Magaalada Timbuktu waxaa ku yaalla goobo dhowr boqol oo sano ka hor la dhisey, haatan Islamiyiin magaalada qabsadey ayaa weerar ku ah hanti dhaqameedkaasi
View ArticleShaqaalaha la furtey oo la soo dhaweeyey
Guddiyada qaxootiga Somalida ee ku nool Dhadhaab ayaa soo dhaweeyey tallabada ay dowladda KMG ku soo furatey shaqaale gar-gaar oo halkaasi laga afduubey
View ArticleDad ku dhintey qaraxyo ka dhacey Ciraaq
Tobonaan ruux ayaa ku dhintey qaraxyo ka dhacey Ciraaq oo lala beegsadey dad haysta madhabka Shiicada.
View ArticleCabdiweli oo cambaareyey qaraxa Garissa
Raisal Wasaaraha Somalia Cabdiweli Maxamad Cali ayaa cambaareyey qaraxa lala beegsadey kaniisado magaalada Garissa ee dalka Kenya
View ArticleQorshaha Dhameynta Askareynta Caruurta
Dowladda Somalia ayaa maanta saxiixday qorshe howleed lagu soo dhameynayo in caruurta la askareeyo isla markaana ay ka mid noqdaan ciidamada dowladda. Wasiirka Difaaca Xuseen Carab Ciise ayaa qorsha...
View ArticleJAALIYADDA SOOMALIYEED EE MAGAALADA ÖREBRO OO SI WEYN UGU DABAALDAGAY XUSKA...
Xaflad ballaaran oo loogu dabaaldagayay 52 guuradii kasoo wareegatay 1:da Luulyo oo ku beegan markii ay xoriyadda qaateen gobalada koonfureed ee Soomaaliya iyo midowgii...
View ArticleMurugo Ideyn Meyso Ilaa Nabiga SCW Ka Arko - Nasheed Af-Somali Ku Turjuman
Murugo Ideyn Meyso Ilaa Nabiga SCW Ka Arko - Nasheed Af-Somali Ku Turjuman Sidoo Kale Halkaan Ka DHAGEYSO :- ar.islamway.com muxaadaro ka Hadlee , Aflagaaga Nabigeena Suubban صلى الله عليه وسلم .......
View ArticleNato oo dib u adeegsaneysa Pakistan
Pakistan ayaa u ogolaaneysa ciidamada Nato ee Afghanistan in ay dib u adeegsadaan waddooyika dalkaasi.
View ArticleMuslimiin ilaalin doona Kaniisadaha
Muslimiinta Kenya ayaa sheegey inay dhisayaan guddiyo dhallinyaro ah oo ilaalo ka qabto Kaniisadaha gobolka Somalida ee woqooyi bari .
View ArticleVideo: Dabbaal degyada 1da Luuliyo ee Nairobi
Somalida Nairobi ayaa qabtey dabbal degyo ay kumanaan kun oo ruux ka qeyb-galeen oo lagu xusayo 1da Luuliyo
View ArticleWar-murtiyeedka Shirkii ICG ee Rome
War-mariyeedkan ayaa lagu sheegay in Kooxda Xiriirka Caalamiga ahi ay ka welwelsan tahay dib u dhaca jadwalka xilliga kala guurka. Hoosta ka dhageyso qodobadii ugu muhiimsanaa ee ku soo baxay...
View ArticleDhismooyinka taariikhiga ah ee Timbuktu ee khatarta ku sugan
Dhismooyinka taariikhiga ah ee Timbuktu ee khatarta ku sugan
View Article