Sarkaal Midowga Afrika: Haddii La Rabo In Dagaalka Al-Qaacida uu Socdo Waa In...
Muqdisho (SONNA) Sarkaal ka tirsan ururka Midowga Afrika xafiiska uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa Raxanreeb u sheegay sadaal hordhac ah oo uu ka bixiyey doorashada madaxtinimada dalka ee lagu...
View ArticleMuxaadaro Cusub 12 Calamadood ee Muminkaa
Muxaadaro Cusub 12 Calamadood ee Muminkaa From: TaleexWacaan Views: 0 0 ratings Time: 44:48 More in Education muxaadaro:
View ArticleXaalada Somalia oo laga deyrinaayo
Hay'adda badbaadinta dhalaanka ee Save the Children ayaa ka deyrisey xaaladda Somalia sanad kadib macluushii halkaasi ka dhacdey. Hay’adda ayaa ka digtey in in dagaallada iyo roob la’anta ay sii...
View ArticleMalleeshiyaadka Shabaab oo Ceelbuur ku gowracay Macalin Dugsi Qur’aan oo caan...
image: Malleeshiyaadka Shabaab ayaa degmada Ceelbuur xalay ku gowracay Macalin dugsi qur’an oo caan ka ahaa degmadaasi. Allaha u naxariistee Sheekh C/salaan Maxamed Barre oo ka mid ahaa Macalimiinta...
View ArticleCiidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda oo saaka howl galo ballaaran...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ku huebysan qoryaha casriga ayaa saaka howl galo ballaaran ka waday wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, iyo qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho....
View ArticleFormer President Jerry John Rawlings has condemned illegal fishing and...
Accra (SONNA) Former President Jerry John Rawlings has condemned illegal fishing and dumping of toxic waste on parts of the Somali coastline which has caused extensive damage including fish...
View ArticleGuddoomiyaha Kulmiye:- Somaliland waxay ku dedaaleysaa sidii Soomaaliya uu...
Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige {Jaamac Shabeel} ayaa sheegay in shirkii Dubay ku dhexmaray Madaxweynaha dowladda KMG iyo kan maamulkkal Somaliland uu ahaa guul...
View ArticleAgaasimihii hore Idaacada Horn Afrik oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Allaha u naxariistee C/qaadir Jiirow Sharmaarke oo ahaa agaasimihii u dambeeyay ee Idaacadii Horn Afrik ka howl geli jirtay magaalada Muqdisho ayaa xalay geeriyooday, kadib xanuuno maalmihii u...
View ArticleMadaxweynaha Yugandha : Dan gaar ah kama lihin joogitaanka wadanka Soomaaliya...
Madaxweynaha dowladda Yugandha Yoweri Museveni ayaa sheegay in howgalka ay ciidamadiisa qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya aysan aheyn kuwo ay dano gaar ah ka leeyihiin Soomaaliya,...
View ArticleHawlgallo Amni oo Muqdisho laga Fuliyey
Hawlgalkan oo la fuliyey 24kii saacadood ee u dambeeyey ayaa ciidanka Nabad-sugidda ee DKMG ahi sheegay inay hadda hayaan 400-500 oo qof. Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.
View ArticleMadaxweynaha Puntland ayaa ka Hadlay Dastuurka
Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in Puntland ay diyaarinayso xubno tayo fiican leh oo qeyb ka noqda golaha baarlamaanka ee Somalia. Warbixin dhinacyo badan taabanaysa hoosta ka dhageyso.
View ArticleQorshaha Maamulka Jubbooyinka oo laga Hor Yimid
Toboneeyo xildhibaano ah ayaa maanta shir jar'aaid ku qabtay magaalada Muqdisho, kana digay maamulka cusub ee Jubbooyinka. Ilaa markii ay soo shaac baxday arrinta maamul u sameysnta saddexda gobol ee...
View ArticleDoodda Gaaba: Muranka Maamul-goboleedka Jubbooyinka
Illaa intii la sheegay in shirar ay ka socdaan dalka Kenya, lagana hadlayo maamul laga sameeyo Jubbooyinka, waxa soo baxaya diidmo. Doodda Gaaban hoosta ka dhageyso.
View ArticleQM: Somalia Halis Bey Weli Ku Jirtaa
Fariin ay shalay sii deysay Qaramada Midoobay oo uu soo gudbiyay xafiiska isku duwidda gargaarka bani aadnimo ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yirahdo Ocha ayaa lagu sheegay, in xaaladda bani...
View ArticleRag Taageeray Al-shabab oo La Cunaqabateeyay
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtay laba sarkaal oo u dhashay dalka Eriteria iyo afar shaqi oo kale oo ka soo jeeda dalalka bariga Africa, kuwaas oo ay ku eedeyneyso iney...
View ArticleUN oo cambaareyey burburinta Timbuktu
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa cambaareyey burburinta maqaamyada taariikhiga ah ee Mali, lakin waxaa uu diidey in ciidan ka socda waddamada galbeedka Afrika halkaasi la geeyo.
View ArticleCunaqabateyn lagu soo rogey lix ruux
Maraykankaka ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtey lix ruux oo lagu eedeynaayo in ay taageeraan Al-Shabaab.
View ArticleKororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud
1-Su’aal Sheeg Nebiga “NNKH” kolkiii uu geeriyooday xagee baa lagu aasay” Jawab: Waxaa lagu aasay gurigiisa oo ku yiillay Masjidka Madiina. 2-Su’aal Sheeg Nebi Cismaaciil Cs meesha uu ku aasan yahay?...
View ArticleCabdullaahi Bini Jaxsha “Qof loogu yeero Amiiral Mu’miniin kii ugu horeeyay”
Saxaabiga aynu hadda qaadanayno sheekadiisa waa saxaabiga ay xiriir qaraabo wadaagaan Rasuulka (scw), wuxuu ka mid ahaa asxaabtii ugu horeeyay ee soo gala diinta Islaamka. Cabdullaahi Binu Jaxsh waxaa...
View Article