Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Beledweyne: Kulamo Amniga Looga Hadlayo oo ka Socda iyo Dadweynaha oo Ka...

image:  Beledweyne (RBC) Kulamo amaanka magaalada Beledweyne looga arinsanayo ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasoo mudo ka badan shan bilood ay...

View Article


Ra’isul wasaare C/weli Gaas iyo wafdi wasiiro ah oo gaaray magaalada Kambaala...

Kambala-hobyonet)Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul wasaaraha xukuumada KMG C/weli maxamed Cali ayaa waxaa ay gareen magaalada Kambala ee xarunta dalkaasi Ugandha,halkaasi oo ay shalay u ambabaxeen. Wafdiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAHANKA QALDAN EE ISLAAMKA MUXAADARO SH QUDHUBI

FAHANKA QALDAN EE ISLAAMKA MUXAADARO SH QUDHUBI www.saafifilms.com http From: saafifilms Views: 14 0 ratings Time: 02:58:14 More in Film & Animation muxaadaro: 

View Article

Jabuuti oo ciidamo dheeraad ah usoo direysa Soomaaliya

Madaxweynaha jabuuti mudane ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku dhawaaqay in ciidamo dheeraad ah uu usoo dirayo Soomaaliya kuwaas oo ku biiraya ciidamada Amisom ee ka howlgala gudaha dalkeenna Soomaaliya....

View Article

Xulka Spain Oo Soo Gaaray Ciyaarta Finalka Tartanka Yurub 2012-ka [Warbixin &...

image:  Ukrain (RBC) Kooxda Spian ayaa xaley gool ku laad ku dubatay kooxda Portugal oo ka mid ahaa kooxaha loo saadalinaayay sanadkan in ay ku guuleetaan koobka tartamada Yurub ee ka socda dalalka...

View Article


AMISOM: Hub iyo dagaalyahanno ayaan ku qabanay howlgalkii Balcad

Muqdisho:  (Sh. M. Network)   Taliyaha Ciidamada Uganda ee ku sugan dalka Soomaaliya Paul Lokich oo ka warbixinayay la wareegitankii Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ee degmada Balcad ee...

View Article

Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna oo doonaayay inay dhibaato ka abuuraan Degmada...

image:  Waxaa wax lala-yaabo noqotay markii Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qabtay rag ka tirsan Ahlu Sunna Gobolada Dhexe, oo abuuraayay fal lid ku ah ammaanka Degmada Balcad. Waxaa...

View Article

Turkiga oo ciidammadiisa dhaqaajiyay

Turkiga ayaa xoojiyay ciidanka u fadhiya soohdinta uu la leeyahay Suuriya.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Shariif iyo Siilaanyo oo Kulmay

                                        Madaxweynaha DKMG, Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Max’ed Max’ud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd kulan ku dhexmaray magaalada Dubai ee dalka...

View Article


Imaraadka oo balan qaaday lacago lagula dagaalamo burcad badeeda somalida

Dowladda Isku taga Imaaraadka Carabta ayaa ugu deeqday dowladda KMG Soomaaliya lacag gaareysa 1-milyan oo doolarka Maraykanka ah, taasi oo ay kaga goleedahay in lagu dar-dar galiyo la dagaalanka...

View Article

Qarax iyo dagaalo ka dhacay Sh/dhexe oo dowlada oo ka warbixisay

Maamulka gobolka Sh/dhexe ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay qarax iyo dagaalo ka dhacay Magaalada Balcad iyo Tuulooyin hoostaga.  Guddomiyaha gobolka Sh/dhexe ee dowladda KMG...

View Article

Sh. Shariif oo mar Labaad maanta la kulmaya madaxda Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la filayaa in maanta uu kulan Labaad la qaato Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Kulanta madaxda ayaa la filayaa...

View Article

KENYA: Big money in little Mogadishu

NAIROBI — On a visit to a bank in Eastleigh, a Nairobi neighbourhood, Richard Etemesi was taken aback by the appearance of a customer. “He had dollars all over his body – in his socks, his belt; he...

View Article


Madaxweynaha maamul goboleedkla puntland oo ka soo hor jeestay kulankii...

Dubai:  (SONNA) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in wadahadaladii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland aysan wax dan ah ugu jirin Umada...

View Article

Faah faahin dheeraad ah ah oo ka soo baxeysa kulankii Shariif iyo Siilaanyo...

Kaddib kulan ay ku yeesheen Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo Magaalada Dubai ee dalka Isku taga Imaaradka Carbta...

View Article


Dibadbax lagu taageerayo kulankii madaxda soomalida ee Imaaraadka oo lagu...

Waxa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu magaalada Muqdisho ka dhaco dibad-bax lagu taageerayo kulankii shaley ku dhexmaray magaalada Dubai ee dalka isku tagga imaaradka carabta Madaxweynaha DKMG ah...

View Article

Dil iyo af duub Dhadhaab ka dhacay

Qof ayaa la dilay midna waa la afduuby xerada Qaxootiga ee Dhadhaab

View Article


Samafalayaal lagu Afduubtay Dhadhaab

Dabley hubeysan ayaa xerada IFO II ee Dhadhaab waxay maanta ku afduubteen afar shaqaalaha gar-gaarka oo u dhashay dalka Norway kuwaasoo u shaqeynayay hay'adda NRC. Shilkaasi ayaa waxaa ku dhintay...

View Article

Morsi oo Maanta La Dhaarinayo

Madaxweynaha Dhawaan la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa lagu wadaa in saakay oo sabti ah loo dhaariyo xafiiska madaxtinimada. Dhaartan ayaa ku soo beegmeysa maalin un ka dib markii Mr. Mursi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad calanka lagu saaray saqda dhexe oo xalay Muqdisho lagu qabtay...

Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay looguna dabaal degayay 1-da Luulyo 52-guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>