image:
Bimilahi Rahman Rahim, Asalamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Walidku waa qaaali, qiimaha uu leeyahay waxa garanaya oo kaliya qof
ilaahay u naxaristay oo fahamsiiyey, waalidku waa ka xumaanta neceb kana
naxa, waalidku waa ka wanaaga jecel kuguna farxa marka aad horumar
gaadho, waalidku waa ka sharafta iyo wanaaga aad ku nooshahay maanta ku
soo gaadhsiiiyey. Hadaba suaasha is waydiiinta mudan waxa weeeyi,
walidka sida noloshada laf dhabarka ugu ah sideeed u gudi karta
abaaalkisa.?. Runto waa suaal aad u mihiiim ah, waaalidku waaaa laf
dhabarka nolosheeena gaar ahaan hooyada, oo sagaaal bilood caloosha kugu
siday, intii ka danbeysana dhibka ay kula soo martay aad ogayd. Bal ka
waran hadii marki ay diciiftay ee da’di soo gaadhay ama aad waynaatay ee
aad xoog is biday, hadii erayadaaadi ay noqdaaan “eeyaahee iyo
islaantan”. waa wax aad looga murugoodo weeeyi, Ilahay ayaa quranka wuxu
ku leeeyahay SWT kana hadlaya
arinkan}وَقَضىرَبُّكَأَلاَّتَعْبُدُواإِلاَّإِيَّاهُوَبِالْوَالِدَيْنِإِ
حْسَاناًإِمَّايَبْلُغَنَّعِنْدَكَالْكِبَرَأَحَدُهُمَاأَوْكِلاَهُمَافَلاَ
تَقُلْلَهُمَاأُفٍّوَلاَتَنْهَرْهُمَاوَقُلْلَهُمَاقَوْلاًكَرِيـماً).Hadab
a bal is waydiii waalidka sideeed ula dhaqanta eryada aad ku tidhaahda
ma yihiin qaar naxariis le, ma yihiin qaar farxad galiya waalidka, Ma
tahay mid adeeeca waalidki, Al habib SCW Ayaa Xadiis saxiixa wuxu ku
leeyahay.قَالَرَسُولُاللٌّهِ)ص):مَنْأَصبَحَمُطِيعاًلِلٌّهِفِيالْواَلِدَي
نِأَصبَحَلَهُبَابَانِمَفْتُوحَانِمِنَالْجَنَّةِوَإِنْكَانَوَاحِداًفَوَاح
ِداً. Ninka Adeeeca Ilaahay Walidkisana Adeeca waxa looga furi doona
laba albaaab janada, hadii midkood yahayna mid ayaa loo furi doona.
waxaynu u noolnahay waa jano, janadiina kama foga labadada walid
cagahooda ayay taala, walaaalayaaal ma u sama falna walidka, waayo sama
falku waalidku wax kasta oo aynu u noolnahay ama aduunkan u joogno ayaaa
lagu helayaa oo ah jano, Ilaahay Ayaa SWT waxa Uu Quran ka karim ka ah
ku leeeyahay ” U Kala Dheereeya Jano, baleedhkeedu yahay Cirka Iyo
Dhulka Oo Laysku daray” Janadas la Inoo Sheegayna melaha laga helayo
waxa ka mida birul waalidayn, Samal falka waalidka. Noqo kii walidkiisa
faraxti galiya inta yar ee aduunka joogan, kana faa’idaysta ajarka uu
sama falka walidku leeeeyahay. Prepared by. Zakaria Ali Gurey ………
wa bilaaahi tawfiiiq.