Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Shariif oo magacaabay Guddoomiyaha Bankiga horumarinta ganacsiga

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa loogu magacaabay Guddoomiyaha bankiga horumarinta ganacsiga Soomaaliya Prof. C/llaahi Axmed...

View Article


Qaramada Midoobay oo sheegtay in Odayaasha dhaqanka aysan go’aan ku yeelan...

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa sheegay in doorka odoyaasha dhaqanka ee ku shirsan magaalada Muqdisho uu yahay inay soo xulaan ergada ansixinaysa...

View Article


Sarkaal ka tirsanaa dowlada KMG oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Waxaa xalay fiidkii xaafadda Nuur Adduunyo ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir lagu dilay nin la sheegay inuu ahaa sargaal ka tirsanaa ciidanka dowlada KMG ee Soomaaliya, kaas oo ay dilkiisa...

View Article

Baarlamaanka Masar oo kulmay

Baarlamaanka Masar ayaa kulmay maanta ka dib markiii madaxweynaha cusub ee Masar Maxamed Morsi uu amray.  Warbixin ay soo saareen golaha milatariga shalay ayay ku sheegeen in qof walba uu dhowro...

View Article

Thomas Lubanga ooo la xukumay

Xukunkiii ugu horeeyay ee ay bixiso maxkamada caalamida ee danbiyada ayaa lagu xukumay Thomas Lubanga afar iyo toban sano.

View Article


Toronto: Wareysiga Laura Albanese

Sida barnaamijyadeenii hore aad ku maqasheen dhawaan waxaa dalka Canada oo ay ku nool yihiin Soomaali fara badan ka dhacay  dilal loo geeysanayay dhalinyaro Somaliyeed, Hadaba Madaxa Laanta Afka...

View Article

Furaha Janada ka Hoos Baadh Lugaha Waalidka. By: Zakaria Ali Gurey

image:  Bimilahi Rahman Rahim, Asalamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu. Walidku waa qaaali, qiimaha uu leeyahay waxa garanaya oo kaliya qof ilaahay u naxaristay oo fahamsiiyey, waalidku waa ka...

View Article

Nabadoon Xaad: Raysal Wasaare Gaas Waxaan U Sheegnay In Dastuurka Laga Reebo...

Muqdisho (RBC Radio) Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee ku jira shirka odoyaasha dhaqanka ee ka socda magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya...

View Article


Ganacasatada Afgooye oo ka cabanaya Rag ku labisan dareeska DKMG

Afgooye: (SONNA Ganacsatada ku dhaqan gobolka Sh/hoose ayaa ka cabanaya  dhac ka jira gudaha degmadaasi oo ay gaystaan sida ay sheegeen Kooxo ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya....

View Article


Mushaar la’aan haysata Ciidamada DKMG ee Baladweyne, Hiiraan

Baladweyne: (SONNA)  Maamulka gobolka Hiiraan ee DKMG ayaa shaaca ka qaaday in mushaar la’aan baahsan ay haysato Ciidamada Dowladda ee ku sgan halkaasi, islamarkaana loo baahan yahay in wax laga qabto...

View Article

Ciidamada dowladda ee Bay iyo Bakool oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen...

Baydhabo: (SONNA  Taliska gobolada Bay iyo Bakool ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab ku dhexmaray duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka...

View Article

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo baaq u dirtay Ganacsatada

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday ganacsatada in ay dhimaan qiimaha maciishadda maadaama la gelayo bisha Ramadan ee fadliga iyo Kheyrka badan....

View Article

Odayaal iyo Waxgarad ka hadlay khilaafka Madaxda Galmudug, Gaalkacyo

Gaalkacyo: (SONNA) Kaddib kullan Magaalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxa ay kaga hadleen khilaafka xilligaa oo u dhaxeeya...

View Article


Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan oo ka warbixisay xaaladda Soomaalida ku nool...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Konfurta Sudan ayaa ka warbxisay xaaladda nololeed ee Soomaalida ku nool dalkaasi iyo adeegyada ay u qabato. Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Maxamed Cusman oo wareysi...

View Article

Amisom oo weerartay saldhig Alshabaab

Ciidamada Midowga Afrika ayaa sheegay inay qaadeen weerar ay ku qabsanayaan xarun ay ku tababartaan kooxda AlShabaab.

View Article


AMISOM iyo DKMG oo Qabsaday Laanta Buuro

Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ayaa maanta sheegay inay ururka al-Shabaab ka qabsadeen deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabeellada Hoose. Laanta Buuro waxay ahayd goob ay tababar ku qaataan...

View Article

Magaalada Hargeysa iyo Qurbo-Joogta

Wakhtiyada xagaagga ayaa waxaa magaalada Hargeysa taga Soomaali badan oo ka tagay dalalka qurbaha. Dadkan ayaa saameyn dhinaca ganacsiga ah ku yeeshay magaalada Hargeysa. Qeybtan hoose ka dhageyso...

View Article


Yaa Soomaaliya uga qeybgalaya?

Cayaaraha Olombikada ee London 2012

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ibrahim Al-Qosi, Cunta-kariyihii ama kuugii Osama Bin Laden oo xabsiga...

Sawirka sare waa Ibrahim al-Qosi, kuugii Osama Bin Laden, hogaamiyihii Alqaacida oo ay ciidamada Mareykanku ku dileen gudaha dalka Pakistan. Al-Qosi wuxuu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee...

View Article

JAAMACADA OXFORD OO ARADAYDA SABOOLKA AH KADHIMI DOONTA 3000 GINI SANADKIIBA

      Jaamacada Oxford ayaa waxa ay heshay deeq lacageed oo gaadhaysa 75 milion ,taas oo ay ugudeeqeen ninka tijaarka ah iyo xaaskiisa ee lakala yidhaa Micheal Moritaz iyo Hariet Heyman,lacagtaas ayaa...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>