Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Buurmadow oo Xarig Sannad ah lagu Xukummay

Maxkamadda Hargeysa ayaa Boqor cismaan Aw-Max'uud (Buur-Madow) ku xukuntay hal sanno oo xadhig ah kaddib markii lagu helay danbi ah inuu aflagaado u geystay madaxda sare ee Somaliland. Qareenka...

View Article


Madasha: Xuquuqaha Dadka la Hayb-sooco

Barnaamijka Madasha ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa xuquuqaha dastuurka Somalia ee la xiriira dadka laga tirada badan yahay. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

View Article


Muqdisho oo Waddooyin Gaar ah la Xirayo

Guddiga Aminga Qaranka ayaa go'aamiyey in waddooyinka Muqdisho qaarkood la xiro, inta ansixinta dastuurku ay socoto. Warbixin arrintaas ka hadlaysa hoosta ka dhageyso

View Article

Maansada: Shurugdiid:By Bashir M. Hersi

Waa maanso kooban, oo ka faallonaysa xaaladda wadanku marayo, jalleeco sooyaalna aan ka marnayn, male iyo mutuhis ka dheer, waa xog iyo xaajo warran, tagtada tilmaamaysa, timaadadana ka digaysa, si aan...

View Article

Madaxweynaha Masar iyo Milateriga

Madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay dalka Masar ayaa isugu yeeray xubanaha baarlamaanka oo maxkamadda sare hore u kala dirtay

View Article


Dowladda Yeman oo joojisay dacwad lagu iibsanlaaa Maraakiib ay lahayd Dalka...

Wasiiradaha Kalluumeysiga dowladaha KMG Soomaaliya iyo Yeman ayaa ka wadahadlay sidii loo maareyn lahaa maraakiibtii Soomaaliya ee ay gacanta ku heysay shirkadda Shifco, waxayna labada Wasiir isla...

View Article

Dowladda Soomaliya oo sheegtay innaan wax hub ah lala dhexmari karin...

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda KMG Soomaaliya C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay shalay oo Axad aheyd in hay’adaha iyo shirkaha aan diiwaan-gashanayn aysan ka shaqeyn karin gudaha dalka...

View Article

Kooxo hubeysan oo weeraray Cumar Jacfaan

Kooxo hubeysan ayaa weear  ku qaaday hoyga Muqdisho uu ka degan yahay gudoomiyaha degmadda Huriwaa ee Muqdisho. 2-ruux ayaa ku dhaawacmay  weerarka  ay  ku qaadeen kooxaha  hubeysan hoyga gudoomiyaha...

View Article


Bariise: Dilalka wariyaasha wax baan ka qaban doonaa

Cornel Cabdulaahi Xasan Bariiseoo ah afhayeenka ciidamadda booliska isla markaana ah Taliyaha ka hortagista dambiyadda culculus ayaa sheegay inay ka hortagi doonaan kooxaha caadeystay inay...

View Article


Militariga Soomaaliya oo shaaciyay in Xoogaga Shabaab laga sifeeyay wadada...

image:  Militariga Soomaaliya ayaa wuxuu shaaciyay in Xoogaga Shabaab laga sifeeyay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha ayaa waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fannaan Aweys Khamiis Oo Sheekh Isku Badalay [Warbixin]

image:  Aweys Khamiis Cabdalla Mabuuto oo ka mid ahaa fanaanintii ugu caansanaa heesaha banaadiriga dalka Soomaaliya,  ayaa sheegay in uu joojiyay gabi ahaan heesaha, kaddib markii uu sheegay in uu ka...

View Article

Cali dheere: Shirkii Roma waa mid lagu simay Muslim iyo Gaal

Afhayeenka  Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay shirkii dhawaan ku soo idlaaday Magaaladda Roma ee wadanka Taliyaaniga. Cali Dheere ayaa sheegay in shirkaasi ay ka qayb galeen...

View Article

Midnimada Soomaaliya, xiliga kala guurka iyo Hadafka Faroole

image:  52 sanno ka hor,1dii Luulyo, 1960-kii Dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa niyad jab waxaa ka qaaday Gumeystiyaashii laga xuroobay iyo Boqorkii Imbaraadooraydii Dhulgoosatada Itoobiya,...

View Article


Xildhibaanada Masar Baaarlamaanka dhexgalay

Ciidamadii ilaalinayay dhismaha baralamaanka Masar ayaa ka tagay goobta taasoo u suurtagalisay inay xildhibaanada dhismaha galaan.

View Article

Muqdisho: Ergadii Ansixinta oo Maalmahan la Filayo

Wasiirka Dastuurka DKMG, Cabdiraxmaan X. Jibriil ayaa sheegay in 40% ergadu ay joogaan, maalmaha soo socdana la filayo inay soo dhameystirmayaan. Dhinaca kalena, Ergeyga Gaarka ah ee XGQM ee Arrimaha...

View Article


Mahiga: Odoyaashu Xaq uma laha Go'aannada Dastuurka

Augustine Mahiga, ergayga gaarka ah ee XGQM ee Somalia ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka aysan xaq u lahayn inay gaadhana go’aanno ku saabsan dastuurka, balse ay dareenkoda cabbiraan isla markaana ay...

View Article

Puntland Oo sheegtay iney soo ceshaneyso gobolka Sool iyo meelo kale.

Garowe-(SONNA Baarlamaanka Puntland ayaa Kalfadhiyadoodi u danbeeyay waxaa ay ka doodayeen maqnaanshaha Gobolka Sool iyaga oo soo jeediyay Dhaliilo badan. Xildhibaanada ayaa doodooda kadib waxaa loo...

View Article


Liiska Ergada Ansixinta Dastuurka

Qaar ka tirsan odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay inaysan wali gudbin liiska ergada ansixin doonta dastuurka sababo ay ugu wacan tahay is-faham waa ka dhexjira iyaga iyo guddiga farsamada. Max'ed Xasan...

View Article

Booliska Shaariqa oo Qabtay Laba Waalid oo Ilme Yar oo Ay Dhaleen Ku Riday...

SHAARIQA(OWN)- Booliska garoonka diyaaraha ee magaalada Shaariqa ee dalka Emirateka Carabta ayaa gacanta ku dhigay laba waalin oo ilme yar oo ay dhalleen doonayey inay ku geliyaan dalkaa Emirateka...

View Article

Dowladda KMG oo digniin culus u jeedisay IGAD iyo dalalka deriska, kana soo...

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay maamullo la doonayo in loo sameeyo gobolada Jubbooyinka, kaas oo ay dabada ka riixayaan siyaasiyiin sheegatay inay mas’uul ka yihiin dadka...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>