Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Kooxo hubeysan oo weeraray Cumar Jacfaan

$
0
0

Kooxo hubeysan ayaa weear  ku qaaday hoyga Muqdisho uu ka degan yahay gudoomiyaha degmadda Huriwaa ee Muqdisho.
2-ruux ayaa ku dhaawacmay  weerarka  ay  ku qaadeen kooxaha  hubeysan hoyga gudoomiyaha kuwaas oo ka mid ahaa ilaaladiisa.
Cumar  Jacfaan ayaa soo hadal qaaday in gacanta ayku dhigeen tiro ka mid ah kooxihii  weerarka soo qaaday.
Gudoomiyaha  ayaa sheegay inay wadaan baaritaano dheeraad ah  oo ay ku ogaanayaan cidii kale ee ku lugta leh weerarka  lagu soo qaaday.
Degmadda Huriwaa ee magaaladda ayaa waxa ay ka mid ahayd meelaha laga saaray Al-Shabaab isla markaana ay gaareen ciidamadda Dowladda.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>