Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Dhalinyaro Ka Tirsanaan Jirtay Al-Shabaab Oo Ka Sheekeynaya Dhaqanka Iyo Tacadiyada Ay Kooxdaasi U Geysato Bulshada(Dhageyso)

$
0
0

Inkastoo  ficilada guracan ee ay Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab kula dhaqanto Shacbiga Soomaaliyeed ay bulshada inteeda badan usoo cadaadeen ayaa hadana waxaa ficiladaasi shacabka kula kaca tacadiyadana u geysta Maleeshiyaadkooda oo u badan Carruur la qasbay iyo dhalinyaro la qalday waloow ay sidoo kalena ku jiraan kuwo dan Aduunyo u galay kooxda oo aanan Aakhiradooda ka fikirin.
Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa codadka dhalinyaro ka tirsanaan jirtay Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab  oo hada kasoo goosatay kuwaasi oo iyagu lagu soo bandhigay xarunta Nabad Sugidda Qaranka maalinnimadii Talaadada ee ay taariikhdu ku beegneyd 16-January-2012.
Dhalinyaradan waxay ka sheekeynayaan waxa ku kalifay fikirkii ay umadda ku dhibaateynayeen inay kasoo baxaan,tacadiyadii ay geysteen oo ay dilal ka mid ahaayeen iyo sababaha ay marka hore ugu biireen oo kala duwan.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Codadka Dhalinyarada Kasoo Goosatay Al-Shabaab
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub                                            +442035190460
USA & CANADA                         +17124327760
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>