Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Safar Dheer ka dib Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

$
0
0

image: 

Berbera (OWN) -Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, Ayaa Maanta dalka ib ugu soo laabtay isaga oo lagu soo dhaweeyey magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa .
guddoomiyaha oo muddo sannad iyo badh ah xaalad caafimaad dar ugu maqnaa dalka Ingiriiska ayaa maanta sidiiran ay madax ay ka mid ahaa yeen  xildhibaano masuuliyiin ka socotay xisbiyada qaranka iyo dadweyne aad u tiro badan madaarka magaalad Berbera.
Saleebaan Maxamuud Aadan Mar uu saaxafada magaalada Berbera hadal Kooban Ku Siiyay , Waxa uu Sheegay In Uu soo Dhamaystay Safarkii uaafimaad Ee uu Ugu Maqnaa Magaalada London, Isla markaana uu Bilaabi dooni shaqada golaha guurtida oo  uu ka maqnaa muddadii uu talada dalka haysay xukuumadda haatan talada dalka haysa.
intaas ka dib waxa uu  u soo ambabaxay dhanka magaalada  Hargeysa halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey .

Oodweynenews/Hargeysa Office


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>