Qaar ka mid ah Odayasha Hawiye oo isaga baxay Shirka ka socda Muqdisho
Nabadoon Max’ed Xasan Xaad Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday inay isaga baxeen shirka Odayaasha dhaqanka ugu socda...
View ArticleMahiga: Odayaasha dhaqanka yaysan caqabad ku noqon Dastuurka
Ambassador Mahiga Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Odayaasha dhaqanka looga baahan yahay inay de dejiyaan Ergada ansixinaysa Dastuurka. Wakiilka gaar ah ee Qaramada...
View ArticleDagaal ka dhacay Duleedka Beledxaawo
Beledxawo-Wararka naga soo gaaraya Deegaanka cara cadeeyo ee gobbolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad hubeysan. Iska hor imaadka ayaa waxa uu halkaasi ku dhexmaray...
View ArticleDEG DEG: Tirada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo La Kordhiyey
Muqdisho (RBC) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa goordhow magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in tirada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya la kordhiyey kadib...
View ArticleDhaawaca Wariye C/qaadir Kuwaaral oo laga qaaday Muqdisho
Dhaawaca Wariye C/qaadir Cumar Cabdulle Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa maanta Magaalada Muqdisho laga qaaday dhaawaca Wariye C/qaadir Cumar Cabdulle oo kooxo hubaysan ay ku dhaawaceen degmada...
View ArticleRaysul Wasaare Gaas oo Ka Digay In Dalka uu Geli Doono ‘Jahwareer Dastuuri ah’
Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta hadal u jeediyey odayaasha dhaqanka ee shirka uga socdo magaalada Muqdisho ayaa ka digay in Soomaaliya...
View ArticleMaanta 91 ruux ayaa lagu dilay Ciraaq
Weerarro isdaba joog ah oo ka dhacay goobo kala duwan oo Ciraaq ah ayaa lagu dilay 89 ruux, waxaana lagu dhaawacay 200.
View Article“Anigu Xamar Maan Tagin Manatagaayo Umana Socdo Qorshana Iguma Jirto “ Wasiir...
image: Hargeysa (OWN)- Wasiir ku-xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta si adag u beenisay war ay qortay shabakadda Caynaba News oo sheegayey in ay tagtay...
View ArticleTarsan: Waan ballan qaadaynaa ammaanka Muqdisho
Max’ud Axmed Nuur (Tarsan) Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa ballan qaaday xaqiijinta ammaanka Magaalada Muqdisho, maadamaa Maamulka uu Mas’uuliyad...
View ArticleSyria: Uma isticmaalayno Kiimiko dadkeena
Af hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Jihad Makdissi, ayaa yiri, Suuriya hubkeeda kiimakada ah meel asturan ayaa lagu keydiyay
View ArticleShirka Ansixinta Dastuurka Toos u daawo
Bogga Radio Muqdisho ayaa si toos akhristayaasha ugu soo gudbinaya iminka shirka lagu ansixinayo dastuurka ee ka socda magaalada Muqdisho. Qeybta midig ee Boggan ka daawo Shirka, Sawirro iyo wararka...
View ArticleShirka Ansixinta Dastuurka Toos u daawo
Bogga Radio Muqdisho ayaa si toos akhristayaasha ugu soo gudbinaya iminka shirka lagu ansixinayo dastuurka ee ka socda magaalada Muqdisho. Qeybta midig ee Boggan ka daawo Shirka, Sawirro iyo wararka...
View ArticleEthiopian troops arrest Somali army officers in Baidoa town
Ethiopian troops in Somalia BAIDOA (Sh. M. Network)—The Ethiopian troops operating inside southern Somalia are reportedly took into custody several senior Somali army commanders in Baidoa, the third...
View ArticleAhlu Sunna oo hawlgal ka fulisay Bardheere
BARDHERE(GMN)-Yoonis Macalin Maxamed oo ah sarkaal kamid ah ciidamadda Ahlu sunna ee gobbolka Gedo ayaa sheegay inay ciidamooda hawlgallo ka fuliyeen duleedka Baardheere islamarkaana ay ku wajahan...
View ArticleMadaxweyne Shariif Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka Ansaxinta Dastuurka
Shirkii ergada ansixinta qabyo qoraalka dastuurka dalka loo diyaarinayo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho iyadoo oo furitaanka shirka uu ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya...
View ArticleXildhibaano sheegay in Shabaab dambi ka galin dalka
MUQDISHO(GMN)-Boot Cabdalla Magan oo ka mid ah Barlamaanka shakiga ku jiro ayaa sheegay in madaxda Dalka ay dambi ka galeen dalka. Madaxda Shabaab ayuu sheehay Booti in dalka dambi ka galin taa...
View ArticleUN Envoy Welcomes Progress towards Adoption of New Constitution
MOGADISHU(Sh.M.Network)-The United Nations envoy for Somalia has welcomed the progress made in the selection of the 825 members of the national body that will convene in Mogadishu to discuss, vote on...
View ArticleSomali Govt soldiers exchange gunfire in Mogadishu
MOGADISHU(Sh.M.Network) —Witnesses said Wednesday that Somali government troops have exchanged heavy gunfire in Mogadishu, the capital in the course of army presence in the city’s main junction for...
View ArticleGuddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Safar Dheer ka dib Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
image: Berbera (OWN) -Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, Ayaa Maanta dalka ib ugu soo laabtay isaga oo lagu soo dhaweeyey magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa ....
View ArticleShirka ansixinta dastuurka oo furmay
Boqolaal ergooyinka odoyaasha Soomaaliya ayaa kulan uu uga bilowday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho si ay u ansixiyaan dastuurka cusub ee dalka Soomaaliya yeelan doono.
View Article