Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Kubiyow iyo Badhaadhe oo Dagaal ka dhacay

BADHADHE(GMN)-Goob Joogayaal ku sugan Degmadda Badhaadhe ee gobbolka Jubbadda hoose ayaa sheegaya in halkaasi maanta uu dagaal ka dhacay. Dagaalka ayaa waxa uu dhexmaray Ciidamadda Dowladda Kenya oo...

View Article


PRESS RELEASE ON THE NATIONAL CONSTITUENT ASSEMBLY

Mogadishu Sh. M.Network)-  Somalia Presidential Candidate Abdirahman Abdishakur Warsame welcomes the National Constituent Assembly (NCA) conference that opened in Mogadishu on Wednesday. The candidate...

View Article


Barakac kii ugu xooganaa oo ka taagan Baardheere

BARDHERE(GMN)-Barakac ayaa waxa uu ka danbeyey markii ciidamadda Kenya iyo Kuwa Dowladda ay gaareen meel si aad ah ugu dhaw Degmadda Baardheere. Dad ku sugan Degmadda Baardheere ayaa Gedoonline u...

View Article

Ramadaan Kariim… Warkii Habenimo Ee (Radio Widhwidh) (dhageysi haboon) Radio...

Radio Widhwidh. warkii habeenimo  ee .26.7.2012  .. waxaana   idiinsojedinaya  wariye  {Cabdi ciro}  waxaana  uu idikaga  imaanayaa istudiya ha dhexe  ee buuhoodle Halkan  hoose Ka Dhageyso

View Article

UK troops in Somalia ‘aiding Africa Union force’

LONDON(Sh.M.Network)-TheUKhas established a small military presence inSomalia, the British Ministry of Defence has confirmed. A team of 10 military advisers is based at the headquarters of the African...

View Article


Ka Daawo Shabakada Caalamiga Ah Ee OOdwaynenews Muxadaradii Taxanaha Ahayd...

image: 

View Article

Safaarad badalkeed, Britain oo saldhig ciidan ka furatay Xamar

Kn: Iyada oo ay dad badan ka wardhoowrayeen in dowladda Britain ay safaarad ka furan doonto Soomaaliya ayaa waxaa talabaadaasi ay Britain ku badashay in ay saldhig ciidamo ka furato Xamar. Wasaaradda...

View Article

Dastuurka cusub oo mabnuucaya gudniinka fircooniga ah

Kn: Dastuurka cusub ee haatan loo fadhiyo ansixintiisa ayaa qodob ka mid ah waxa uu dhigayaa in ay mabnuuc tahay in gabdhaha loo nidaamka fircooniga ah. Nidaamkani oo culumada diinta Islaamka ay...

View Article


Sarkaalkii u Horeeyey oo Ka Socda Ciidanka Somaliland oo Tababar ku Qaatay Uk...

image:  London(OWN)- Major Cawil Ibraahim Aadan (Galbeedi) oo ka tirsan Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka qallin-jabiyey kuuliyadda tababarka ciidamadda ee Dalka ingiriiska waxaana...

View Article


Faizal Ali waraabe UCID miyuu kireeyey mise wuu iibiyey ???, By: Yaxye Zakariya

image:  Shabkadihiinan caalamiga ah waan idin wada salaamay: Faizal Ali waraabe UCID miyuu kireeyey mise wuu iibiyey ??? Waxay ila tahay inuu kireeyey, sabab too ah Faizal xibiga UCID hore ayuu cid...

View Article

Ingiriiska oo sheegay in Saraakiil milateri oo caawinaya Amisom ay joogaan...

Dowladda Ingiriiska ayaa qiratay in saraakiil milateri ka joogaan Soomaaliya, kadib markii dhowaan lagu arkay Ciidamo cadaan ah oo ku hubeysnaa qoryaha casriga degmada Afgooye. Sarkaal u hadlay...

View Article

Dowladda Ingiriiska oo qiratay in Saraakiil ciidan ka joogaan Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska ayaa qiratay in saraakiil milateri ka joogaan Soomaaliya, kadib markii dhowaan lagu arkay Ciidamo cadaan ah oo ku hubeysnaa qoryaha casriga degmada Afgooye. Sarkaal u hadlay...

View Article

Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay Badhaadhe & Gaadiid ay ka...

Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa Badhaadhe iyo Kulbiyow, kadib markii ay weerar ku qaadeen gaadiid ay la socdeen Ciidamada Kenya. Afhayeenka...

View Article


Shabaab oo sheegay in qasaare xoog leh gaarsiiyeen Ciidamada Kenya

Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa Badhaadhe iyo Kulbiyow, kadib markii ay weerar ku qaadeen gaadiid ay la socdeen Ciidamada Kenya. Afhayeenka...

View Article

Taliska Amisom oo sheegay inay bilaabi doonaan wajigii labaad ee howl galada...

Taliska Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay bilaabi doonaan wajigii labaad howl galada ka dhanka ah Shabaab, kadib markii uu soo gaba gaboobay wajigii koowaad ee howl galada. Afhayeenka Ciidamada...

View Article


Amisom oo sheegtay inay soo gaba gabeeyeen wajigii koowaad ee howl galka

Taliska Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay bilaabi doonaan wajigii labaad howl galada ka dhanka ah Shabaab, kadib markii uu soo gaba gaboobay wajigii koowaad ee howl galada. Afhayeenka Ciidamada...

View Article

SOMALIA: Constitution meeting closed down after explosion hit meeting venue

image:  Mogadishu (RBC) Somalia’s National Constituent Assembly debate was halted on Friday after land mine explosion hit the meeting venue at Gen Kahiye police academy in Mogadishu, RBC Radio...

View Article


Qarax xoogan oo ka dhacay meel ku dhow Xarunta shirka Ansixinta ee School...

Qarax xoogan ayaa saaka ka dhacay meel ku dhow Xarunta uu ka socdo shirka Ansixinta Dastuurka ee School Polizio, iyadoo warar is khilaafsan uu ka soo baxayo nuuca qaraxa. Wararka qaar ayaa sheegaya in...

View Article

Qarax saaka ka dhacay nawaaxiga Xarunta shirka Ansixinta dastuurka uu ka socdo

Qarax xoogan ayaa saaka ka dhacay meel ku dhow Xarunta uu ka socdo shirka Ansixinta Dastuurka ee School Polizio, iyadoo warar is khilaafsan uu ka soo baxayo nuuca qaraxa. Wararka qaar ayaa sheegaya in...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo Todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya waxaa lagu soo qaadaa oo lagu falanqeeyaa hadba Mowduuca...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>