Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Ingiriiska oo sheegay in Saraakiil milateri oo caawinaya Amisom ay joogaan Soomaaliya

$
0
0

Dowladda Ingiriiska ayaa qiratay in saraakiil milateri ka joogaan Soomaaliya, kadib markii dhowaan lagu arkay Ciidamo cadaan ah oo ku hubeysnaa qoryaha casriga degmada Afgooye. Sarkaal u hadlay wasaarada difaaca Ingiriiska ayaa sheegay in Saraakiisha Milateri oo gaareysa tobanaan ay taageerayaan ciidamada Amisom ee howl galka ka wada Soomaaliya. War ay qortay Wargeyska The Times [...]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles