Taliska Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay bilaabi doonaan wajigii labaad howl galada ka dhanka ah Shabaab, kadib markii uu soo gaba gaboobay wajigii koowaad ee howl galada. Afhayeenka Ciidamada Amisom Col. Cali Aadan Xaamud ayaa sheegay in howl galada hada ay maraan meel dhexe, isla markaana ciidamada Amisom dhowaan qaadi doonaan howl galo cusub. “Howl [...]
↧