MusuqMaasuqa Dul Hoganaya Wasaarada Caafimaadka, By: Yusuf Ali Mumin
Waxaa baryahan ka soo baxayay wasaarada caafimaadka is qabqabsi iyo wada shaqeyn la,aan ka dhex muuqata wasaaradaasi madaxda ugu saraysa oo ay ka mid yihiin wasiirka, wasiir kuxigeenka iyo agaasimaha...
View ArticleBirnaamij Afsoomaaliga Faca weyn. (Qaybta 2-aad)
Waxan maanta qormadeennan labaad idiinku soo gudbinaynaa qaar kale oo ka mid ah ereyada Af-Soomaaliga waqtiyadii hore la adeegsan jirey intii waqtigu innoo saamaxo waana sidan:- Raqle:...
View ArticleISKA HOR IMAADKA SIYAASADA WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND, By: DAYIB IIDAAN
aslaamu calaykum waxaan salaamayaa dhamaan dadka islaamka ah meel kasta oo ay jogaan waxa aan leeyahay ramadaan kariim salaantaas ka dib waxa aan rabaa inaan wax yar ka taabto arin aad moodo in...
View ArticleWARYAADHAHEEN QOLADII REER IGLAN EE AYNU SAAXIIBADA AYAHN WAA KUWAN ISLAANTII...
ashcalaa wadaniyad wadaninimo waataaa,dumarka reer somaliland ee ladada ahna waxaan odhan lahaa, dee dalka u guntada oo kaka hurumar kudhaqaqa dalku ha idiin aayee iyo dayartaba...
View ArticleDhakhtarka Salaxlay ee Umulaha waxa fikraddiisa, naqshaddiisa iyo lacagta...
Dhakhtarka Salaxlay ee Umulaha waxa fikraddiisa, naqshaddiisa iyo lacagta lagu dhisay oo dhan la yimi Gaaroodi Women Development Association (GWDA) oo ku magac dheer Hablaha Gaaroodi. Maamulka guud...
View ArticleSLNTV oo Aad live uga daawan doontaa webka livestream.com/warkiislntv
SLNTV oo Aad live uga daawan doontaa webka livestream.com/warkiislntv halkan ka daawo Slntv live http://www.livestream.com/warkiislntv
View ArticleHambalyo arooska sharmaake mohamed iyo ubah dagan xirsi mohamed
Hambalyo arooska sharmaake mohamed iyo ubah dagan xirsi mohamed oo aroskoddu oo ka dhacay dalka swedan magalad helsingbory 14/7/2012 Aabo xirsi mohamed iyo hooyo saado mohamed abdi ayeeyo shamis cali...
View ArticleKAALINTA WANAAGA IYO XUMAANTU KALA LEEYIHIIN, By: Bashe Qulumbe,
Asalaamu calaykum Aduunku waa wada qodax, talaabo kasta oo aad qaadaysana waxaad dhigaysaa meel ay afka kala soo jeedo, hadaanad ka fiirsan oo aanad cagta la eegan meel meesha yar ee aanay qodaxdaasi...
View ArticleHeshiis dhexmarey DKMG iyo urur goboleedka IGAD
MUQDISHO-HOBYONET)Urur goboleedka IGAD iyo dowladda KMG ayaa la sheegay inay ku heshiiyeen maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ka dib markii wafti balaaran oo ka tagay magaalada Nairobi ay...
View ArticleMuqdisho: Dilalka Rayidka Loo Geysanayo oo Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada
Muqdisho (RBC) Dilalka macna darada ah ee ay askarta ku lebisan dharka ciidamada DKMG ah ay u geysanayaan dadka rayidka ayaa u muuqda inay markale ku soo laabteen magaalada Muqdisho iyadoo bilo ka hor...
View ArticleWargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
INGARIISKA: Kooxda Southampton ayaa isku dayaysa inay dib uga soo ceshato kooxda Arsenal ciyaaryahan Theo Walcott kaasoo haatan kula jira wadahadalo heshiiska loogu cusbooneysiinayo kooxda Arsenal....
View Articletaariikhda aasaaskii magaalada ceerigaabo iyo dadkii ku noolaan jiray waqtiyo...
dhamaan waxaan halkan ka salamayaa shaqaalaha warbaahinta oo aan lee yahay mudanayaal iyo marwooyin ramadaam kariim mar labaad waxaan salamaayaa umada reer somaliland waxaan lee yahay ilahay...
View ArticleArsenal Oo Socdaalkeeda Asia Ku Soo Gabagabeysay Barbaro Ay Ku Galeen Hong Kong
Arsenal ayaa ku soo gabagabeysay socdaalkeeda bariga fog barbaro 2-2 ah oo ay la galeen kooxda Kitchee ee Hong Kong iyadoo 40 kun taageerayaal ah ay soo buuxiyaan garoonka Hong Kong. Koox martida...
View ArticleAnigoo ah Engineer Cawil Axmed Kabadheere WAXAAN HANBALYO U DIRYAA aabahay...
image: Anigoo ah Engineer Cawil Axmed Kabadheere WAXAAN HANBALYO U DIRYAA aabahay axmed abdilaahi kabdheere oo uu sucuudiga ugu dhashay will yar gaar ahaan magalada Jida waxaan leeyahay willkaa yar...
View ArticleBlasts kill Two, hurt 7 in Somalia capital
Explosions in Somalia capital Mogadishu have left at least one dead and injured seven overnight, the latest attacks since Somali government and African Union (AU) peacekeeping forces tool full control...
View ArticleJawaab ku socota Hassan Cumar Hassan rasiitka saxeex baa ku ooli lahaa, By:...
Hassan malaa xafiis weligii kamuu soo shaqeyn oo caadifad siyaasadeed baa qaadey ee waxani waa wax la isu geegeeyey oon saxeex qudhi ku ool. Aan kuu jilciyo ee halka prepared by amsh waxay ahaan...
View ArticleRomney ‘supports’ Israel’s stance on Iran
Mitt Romney, the presumptive US Republican presidential nominee, has held high-level talks in Israel about how to handle fears over Iran’s nuclear ambitions, on a visit aimed at burnishing his foreign...
View ArticleMaamulka Puntland oo wax laga weydiiyay ku dhawaad 200 maxbuus oo maxkamad...
Mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa shalay su’aalo weydiiyay mas’uuliyiinta wasaaradaha garsoorka iyo amniga ee...
View ArticleGalka’yo airport under mortar attacks
GALKA’YO (Sh.M.Network)- An airport in Somalia’s central town of Galka’yo has come under heavy mortar shelling today. Some of the shelling landed inside the airport while several others landed nearby...
View ArticleNaftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa (Qaybtii 1aad), Qalinkii :...
Qisadani waa sheeko dhab ah oo Jacayl xanuunbadan xambaarsan. Sheekadanina waxa ay ku dhacday wariyaashii sanadadii todobaatanada ila sideetanada kuwii ugu caansanana mid ka mid ah barigaa oo loo...
View Article