Rag dhac geysnayey oo AMISOM soo qabatay
AFGOYE(GMN)-Hawlgallo ay sameyeen ciidamadda AMISOM ayaa u suurta gashay inay gacanta ku dhigeen rag dhac ka geysanayey duleedka Magaaladda Muqdisho. Ilaa 7-ruux ayaa lagu soo waramayaa in ciidamadda...
View ArticleAskari ka tirsan Ciidamadda Dowladda oo rasaas badan ku dilay askari kale oo...
Askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu askari kale uu ku dilay Magaalada Muqdisho, iyadoo askarigii dilka geystay aan lagu guuleysan in gacanta lagu soo dhigo. Askariga...
View ArticleQarax khasaaro loogu geystay seddex caruur ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax khasaaro uu ka soo gaaray seddex caruur ah oo aan waxba galabsan ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo aan gacanta lagu soo dhigan laba nin oo dhalinyaro ahayd oo la-sheegay inay ka...
View ArticleDAAWO SAWIRADA: Mid Ka Mid ah Ergada Ansixinta Dastuurka Oo Sheegay In Loo...
Muqdisho (RBC Radio) Yuusuf Aadan Cismaan oo kamid ah ergada ansixinta dastuurka cusub oo waraysi siiyay warbaahinta RAXANREEB.COM ayaa wuxuu sheegay in loo baahanyahay in meesha laga saaro dhidaamka...
View ArticleCiidamadda Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamadda Itoobiya oo Al Shabaab kala...
Ciidamadda Xarakada Al Shabaab oo iskaga cararay Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay, ayaa waxaa si rasmi ah ula wareegay Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamadda...
View ArticleJowhar: Ushii Kor Loo Tuuro Qof Waliba Fillo
JOWHAR(GMN)-Wararka laga helayo Magaaladda Jowhar ee xaruunta gobbolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi xiisado laga dareemayo. Xiisadaha ayaa ka danbeyey markii maalin ka hor deegaanka Qalimow ay...
View ArticleRaa’isal Wasaaraha Soomaaliya oo ku gacan seeray dalabaad uga yimid Ergayda...
Ergayda Ansaxinta Dastuurka Qabyo Qoraalka loo-wakiishtay inay Ansaxiyaan ayaa waxay diidmo cad ay kala kulmeyn Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya, kadib markii ay ka codsadeen in muddo kordhin...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo Shalay booqday Xaruntii Ergada Ansixinta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shalay booqday xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka Iskuul Polizia ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumadda...
View ArticleWasiirada Haweyn Iyo Arimaha Qoyska: Shirka Golaha Ansixinta Dastuurka Meel...
Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Maryan Aweys Juma oo la hadashay warbaahinta RAXANREEB.COM ayaa waxay ka warbixisay halka uu marayo shirika golaha ansixinta Dastuurka Cusub...
View ArticleSomalia: Organic peace is needed
Somali delegates read the book of the constitution during the National Constituent Assembly meeting in Mogadishu (Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images). BY ALI MOHAMED This month, the Somali clan elders...
View ArticleMAXAAD KA TAQAAN MUDDANAHA MACLUUMKA!, By: Mustafa Ismail Hashi
image: Xigmad ayaa tidhaa, “Belaayo aan kaa qoslinnin belaayo ma’aha” Akhriste, marka hore aan isla garano qeexidda erayga Macluumka, kelmadda macluumku waa eray bixin laga soo qaatay Qur’aanka...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA:-Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Ku Tagay Degmada...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada socdaalkii maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku tagay degmada Afgooye...
View ArticleTartan Lagu Kala Hari Waayey Oo Caawa Dhexmaray Degmooyinka Beledxaawo VS...
Tartan aad u adag oo qeyb ka ah barnaamijka tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan ay warbaahinta Qaranka u qabaneyso degmooyinka dalkeenna islamarkaana si fudud loogu kala hari waayey ayaa...
View ArticleNOOBIYADDII UGU HORAYSAY EE BERBERA 1802
Noobi-yadda ugu horaysay ee Berbera sanadkii 1802, taas oo uu dhisay maamulkii Turkigga ee dawggii hore ee la mari jiray sheekh-na dhisay, biyaha dubaar ee Berbera, Masaajidkii ka soo hor jeeday...
View ArticleSAWIRKA MAANTA. Magaallo Aad Garaneysid. Daawasho Wacan
Sawirka maanta ee ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir aad garan doontid oo ah mid kamida magaalooyinka waaweyn ee dalkeena Somaliland, Sawirkan ayaa ku xasuusin...
View ArticleUrurka Nomad Ee Dalka Holland Oo Deeq Lacageed Ku Wareejisey Xarumaha Agoomaha
Ururka Nomad Garabkiisa Haweenka Ee Hooyo Waa Lama Huraan Ayaa Maanta Deeq Lacageed Oo Dhan $3000 oo Dollar Ugu Deeqday Xumaha Agoomaha Ee Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Ceel Af-Wayn Deeqdaasi Oo Si...
View ArticleMadaxweynaha Ruushka oo Qalinka Ku Duugay Qaraar Lagu Ciqaabayo Dadka...
RUSSIA(OWN)- Suxufiyiinta dalka Ruushka ayaa dhaliyey muran aad u badan & dood kadib markii uu qalinka ku duugay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin qaanuun dhigaya in dadka Beenta sheega la...
View ArticleTacsi: Axmed C/Salaam Xuseen Islaan Aadan
image: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaan Dhammaan Tacsi loo Dirayaa Dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed C/Salaam Xuseen Islaan Aadan oo ku geeriyooday Shil Gaari oo ka...
View ArticleReport: US Army Prepares For War Against AL-Shabab In Somalia
A new report has unveiled that the US Army is “quietly equipping and training” thousands of African troops to prepare them for a war against Al-Shabab fighters in Somalia.
View Article