Sawirka maanta ee ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir aad garan doontid oo ah mid kamida magaalooyinka waaweyn ee dalkeena Somaliland, Sawirkan ayaa ku xasuusin doona waxyaabo badan oo ay kamid yihiin gawaadhida Waaraadka loo yaqaan oo dalkeena aad ugu badan & Kabadhadii Qaadka & maqaaxiyihii yar yaraa, Hadaba isku dey inaad garatid Taallada halkan kaaga muuqata & goorta la sameeyey,, DAAWASHO WACAN
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
↧
SAWIRKA MAANTA. Magaallo Aad Garaneysid. Daawasho Wacan
↧