Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa Badhaadhe iyo Kulbiyow, kadib markii ay weerar ku qaadeen gaadiid ay la socdeen Ciidamada Kenya. Afhayeenka Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in howl galka ay qaadeen uu ahaa mid qorsheysan oo mid ka mid ah gaadiidka Ciidamada Kenya ay uga [...]
↧