Sidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah
Waxaa mahad oo idil u sugnaantay Allah Aburay circa iyo dhulka Intaa kadib waxan rabaa inta aan u guda galin maqaalka inaan hor dhac yar aan ka sameeyo dibna usoo eegno wixi dhacay, Laga soo bilaawo 1991 ilaa 2011 laga soo bilaawo marki xukunka laga tuuray Madaxweynihii Maxamed Siyad barre oo ahaa nin wax badan ka soo qabtayAminiga iyo dhismaha dalka Somalia lkn dad badan o soomaalida marka la yirahdo maxamed siyaad barre waxa u ahaa nin dalka wax badan uso qabtay ka xanaaqayo lkn xaqiiqda la iskama indha tiri karo hadii aan halkaas kaga gudbo waxeynu so marnay marxalado kala duwan oo la is dhihi karo waxey ahayd marxalado ku dhisnaa Qabaa’ilo u dhaqmi jiray qaab beleed iyo hogaamin kooxeed qabiilka oo ansi dhihi akrnowaxa uu usoo nooladay si aan khayrulcaadi ahan , waxan is dhihi karnaa marka la eego waqtigii an soo marnay waxey ku salaysnayeen qaabka la yirahdo Rule and Divide oo uu ku dhaqmi jiray Kufaarkii weynaa ee Fircon nacalatullah qaabkaas oo ah qaab uu u adeegsanjiray Dadkii uu xilagaa gumeysan jiray o usameyn jiray inuu qabiilna la heshiiyo ooo uu sarre u qado qabiilna uu gumeysto waa qaabka eey iminkaba ku dhaqmaan Dowladaha isticmarka sida America oo kale sida aan wada ogsoonahay waxan is dhihi karaa waxaaa Amni lataaban karo ama maamul lataaban karo ka qabtay Somalia maxkamadihii Islamica ahaa oo oo iyaguna ku yimadeen Tijaabo shacab oo aan isdhihi akro ilaa iyo xad wuu guuleestay hadafkoodii ahaa iney nabadeynaan inta eey ka talin jireen inkastoo eey ubadnaayeen Dhalinyaro aan sidaa u sii khibrad badneen tasi oo aan is dhihi karno sabab waey u ahayd iney burburaan Maxakimta Silamicga ahaa inta kadib waxaan filayaa in eey dhibaatada kowaad tahay qabilka oo loo adeegsaday si aan sax ahayn taasi ooo keentay in la is aamini waayo waana tan halkaa ina dhigtay manta oo aan calamka ka harnay lkn su’asha is weydiinta mudan waxey tahay side looga gudbi akraa Qabkan qabiilka ah ee loo heli karaa Maamul cadaalad ah oo la aamini karo?
Waxaan is dhihi akrnaa waxaa loogabixi akraa Qbayaalada waa hadii la helo dhowr arimood in eeeynu khaadano Ku dhaqanka sharciga ah ee Islamka waayo somalida waxey taqana in siyaabo kale wax loo maldaho sida in xeerbeeg aan sharciga ku saleysneen wax lala aado kadibna wadada loo soo laabto si kadhacday bari hore Somalia iminkanaba is dhihi akro wey ka jirtaa Tusaale: Ninbaa Bari Gaadhi ka dhacay deetana rerkisa ayaa waxey u yimaden ninkii gaadga watay waxey ku yirahdeen Inaga garbax oo inankanagii ayad dishay ,waxa uu ku yidhi wayahee bal sharciga Islaamka ina geeya waxad ku heshaan iga qaata ,rerkii aya dib isugu noqday waxeyna isyiraahdeen Armaad sahrciga islamka wax ku weysaan war sharcigaa inoogu kariyoo gaari laga dhaco iminka inooguma horeyne ina hebal ayaa kadhacay sidaa ayaa lagu xalay haa kadaa.. markaas ayu yiri hada waad diideen soo ma’aha sharciga islamka bal halka kale ee aad rabtaan ina geeya ayuu ku yiri kadibna waxaa la isla aaday xeerbeegtii markii ina hebval garigii hebal ka dhacay waxaa lakala qaatay intaa iyo intaa bal weynu xakh simanaynaye inoogu yeera wadaad kutaabka inoo eega inta uu la’egyahay xakha wa imisa halaad ,markaas ayuu ninkii yiri bal suga soo idinkii diiday sharcigii Islamka kan waa sharcigiiye bal meel kale geeya marki horeba waa diideena deem el kaloo xakha lagu simo ma jarto wax kastoo dhaca waxaa sima xakhoda wa un wadad wadana waxa uu eegayuaa sharciga islamka marka aniga waxaan aaminanahay in sharciga islamka ma’ehee wax kale iney dadkaan lagu xakmi akrin marka wa in la helaa horta caqiido saxan kadibna lagu dhaqmaa islaamka dadka Muslimiinta ah waxa kala cecliya ama kala sara Kitaabka iyo Sunnaha wax kale ma kala saari karaan wayo hadii qofkii qof dila la dilo lama helaayo qof kale o qof dila wayo qof waliba Naftiisa wuu jecelyahay ilaaheyna markii uu ka waramaayay waxa uu yiri:sedan: (( ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب لعلكم تتقون waxa idinku jirta khasasta nolol wanagsan hadi aad tihiin kuwa dhowrson marka ilah ayaa inoo cadeyay iney tahay islaamka hoganka saxda ah waxey tahay in la samro wax walbo loo samro waa inaanan khuusan lagama quusto naxariista alah ma’aha in Somalia waligeed isdaan ku jireyso wayo illah ayaa inoo shegay iney tahay waxan aad arkeysaan malmo lakala warwareejinaayo qofba amr ayu helaya illah isagooo ka waramaaya maxuu yir(وتلك الأيام نداولها بين الناس) marka waa inaan Allah ku kalsoonaana wax waliba wa sabir imisa qof xun ayaa ku jirta dadka oo loo bahanyahay in loo samro imisa qof ayaa inta wax loshego aan khadanayn ma’aha inad tiraahdo war wu qadan wayee inagada wa in aad markasta ad wax usheegtaa samarku waa wax qaali ah amrka aniga xey ila tahay in looga gudbi akro marxaladaan aan hada ku jirno
1:waa inaynaan Quusanin nolosha lagama quusto Maxawalaadku iney istaagin wanaag in la radiyo iney laabud noqoto
2 waaa in mabaa dii’da islaamiga ah ku sugnaano daruuf kastoo timado si kastooo caalmka oo dhan uga soo hor jeesto hadana waa caqiido iyo diin allah soo dajiyo waa inaan ku dhaqanaa oo waliba nafta inooga baxdo anagoo heesana caqiidada islaamiga ah
3 Noloshu waa halgan halgankuna waa ka imanaya dhibaato wa in loo samro ma’ahan yesan kula noqon halgankain Xal;wad la isku siinaayo wa in loo samara
4 waaa in Illah kasooni ku qabno Mahmaa gaal iskutago inii ku dhibaateeyo allah hadad tala saarato waxba kaama qaadi karo gaal
5 waa in taariikhda dib an u eeeghno wa la dhibatoon jiray wa la jabi jiray markad eegto dhibatada soo amrtay Asxaabtii iyo nabigii NNKH waxa anaga ina heesta waa wax aad u fudud marka waa inaan u samarnaa dhibatada kuna dhaqano sharciga islamka
W/Q Qoraaga sarre maxamed cumar Faarax bicir (Honest)
Email :mohamedyare_143@hotmail.comEmail :maxamedsaxafi@gmail.com
Mobile:+252-24064356
↧
Sidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah
↧