War saxaafadeed: Golaha Wasiirada oo shir xasaasi ah maanta ku yeeshay...
(Muqdisho,19 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uushir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaalooga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin...
View ArticleGolaha wasiirada oo shir xasaasi ah maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho
(Muqdisho,19 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uushir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaalooga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada oo Looga Hadlay Xaalada Dalka
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Safarkii Ra’iisul...
View ArticleMaxaa ka soo baxay shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada maanta ku yesheen...
Shirkii Khamiislaha ahaa ee ay isugu yimaadaan Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow soo gaba gaboobay, iyadoo kulankan uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali...
View ArticleXafladda Furitaan Xaafiiska Xisbiga DPS oo London ka dhacaysa.
London:(GMN) Guud ahaan Umadda Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda London iyo nawaa xigeeda waxaa laga codsanayaa inaay kasoo qayb Galaan Xafladda Furitaanka Xisbiga DPS. Xisbigaan DPS oo ah Xisbi...
View ArticleMaamulka Galmudug oo Heshiiyey
Khilaaf in muddo ahba u dhexeeyey hay'adaha kala duwan oo maamulka Galmudug ayaa Afhayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi sheegay in la dhameeyey. Afhayeenka baarlmaanka ee Galmudug Xasan Heyl oo VOAdu...
View ArticleMuqdisho: Hay'adda MSF oo Xirtay Xarumo Caafimaad
Hay’adda Caalamiga ah ee Dhakaatiirta Aan Xuduudda Lahayn (MSF) ayaa sheegtay inay xirayso xarumo caafimaad oo ka furnaa caasimadda Somalia ee Muqdisho, ka dib markii labo shaqaalaheeda bishii hore...
View ArticleSidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah
Sidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah Waxaa mahad oo idil u sugnaantay Allah Aburay circa iyo dhulka Intaa kadib waxan rabaa inta aan u guda galin maqaalka inaan hor...
View ArticleSidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil
Sidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil.
View ArticleShort But Important Story and Strong Message To The Muslims [Abdurraheem Green]
Short But Important Story and Strong Message To The Muslims [Abdurraheem Green]
View ArticleDhimashada iyo dhaawaca oo sii badanaya Magaalada Lascanood
Guud ahaan magaalada Lascanood ayaa si weyn isu badashay, waxaana hada magaalada gudaheeda ku dhex dagaalamaya maleeshiyaadka snm iyo shacabka lascanood Wali macada dhishada iyo dhaawaca, balse waxaa...
View ArticleSafiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo deeq gaarsiiyay caruurta ku...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Ameerika ayaa kormeer ku tagay Xerada Qaxootiga ee Kaakuma, oo ka mid ah xerooyinka ugu waa weyn dalka Kenya, isagoo gaarsiiyay deeq kala...
View ArticleAl Shabaab oo ay ka soo yeertay hanjabaado culus iyo gurmad xoogan oo u yimid...
Waxaa markale laga cabsi qabaa in dagaalo faraha looga gubto ay ka dhacaan Magaaladda Muqdisho, kadib markii shalay dagaalo culus meelo badan looga qabsaday Xoogaga Xarakada Al Shabaab. Gurmadyo xoogan...
View ArticleAl-Shabaab oo sheegay in Ciidamada AMISOM ay gaareen halkii Ciidankii...
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalada Muqdisho uu weji cusub galay, cadawgana uu bilaabay inay awoodooda ku baahiyaan Magaalada oo idil. War saxaafadeed ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu...
View ArticleMacllimiinta Dugsiyada Quraanka ee Gobolka Shabeellada Hoose oo iyagoo fakad...
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray inta badan Macllimiintii malcamadaha Quraanka Kariimka ah ee gobolka Shabeellada Hoose wax ka dhigi jirtay. Macallimiintan oo maalmihii la soo dhaafay koox-koox u...
View ArticleRabshaddo ka Dhacay Laascaanood
Rabshado dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Laascaanood kaddib markii ay ku dhaceen dibadbaxayaal iyo ciidanka amniga Somaliland. Dibadbaxayaasha ayaa sheegay inay ka hortagayeen dad kale oo...
View ArticlePuntland oo ka Soo Horjeestay Khaatumo
Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay ka soo horjeedaan maamulka Khaatumo ee lagu dhisay shirkii Taleex. Dhageyso warbixinta ku saabsan mowqifka Puntland ee Khaatumo.
View ArticleCawayska: Faadumo Cabdilaahi Maandeeq (Q-3aad)
Cawayska waxaan idiinku haynaa qobonayaal xiiso leh iyo qeybtii saddexaad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maandeeq. Dhageyso barnaaamijka oo dhameystiran. .
View ArticleNin Maraykan ah oo laga Afduubtay Koonfurta Gaalkacyo
Dabley hubeysan ayaa maanta Gaalkacyo ku afduubtay nin Maraykan ah oo la sheegay inuu yahay weriye xaruntiisu tahay Germany. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Michael Scott Moore ayaa dableydu ay...
View ArticleMogadishu: Sarkaal Al-Qaacida ah oo KM 13 lagu Dilay
Bilaal Al-Barjaawi oo waalidiintiisu ka yimaaddeen dalka Lubnaan, hase yeeshee ku dhashay kuna koray Britain ayaa diyaarahada drones-ka ahi ku dileen duleedka magaalada Muqdisho. Afhayeenka ururka...
View Article