Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Nimco Dareen oo soo saartay muuqaalka xayeeysiiska heesta Qalbi oo laga daba dhacay “Daawo”

$
0
0

image: 

Hobolada magaca baxday ee Nimco Dareen oo dhawaan soo saartay maqalka heesta cusub ee Qalbi, ayaa waxay hadana soo saartay heesta Qalbi oo muuqaal ah, taasoo ay ka wada heleen bulshada Somaliyeed.
Nimco Dareen oo laba todobaad kahor tagtay Gobolka Minisoto ee dalka Maraykanka, ayaa waxay soo saartay muuqaalka heestaan oo uu kula luqeynaayo fanaanka Somaliyeed ee reer Maraykanka waa Cabdi Xamiid.
Fanaaniintaan ayaa waxay soo bandhigeen xayeeyska heestaan oo iyadu oo dhameystiran ay soo shaac bixi doonto habeenka Ciidda, oo loo-balansan yahay in laga daawado qeybo ka mid ah dacalad caalamka, haddii uu Alle ka raali noqdo.

Ciwaanka heestaan Qalbi ayaa waxaa hal ku dhig looga dhigay “Heesta Qalbi iyo Habeen Ciidda”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>