Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Puntland Dad Ku Sumoobay Jirikaamo Hore Loogu Isticmaalay Waxyaabo Kiimo Kal Ah Oo Ay Biyo Ku Cabeen.

$
0
0

ka imanaya Gobolka Nugaal ee dhulka miyiga ah Qoys ka kooban lix xubnood, ayaa lagu soo warramayaa inay ku sumoobeen biyo ay ka cabeen jiirigaanno horay loogu  isticmaali jiray walxo kiimiko ah ee wax lagu qarxiyo.
Inta ilaa hadda la ogyahay hal qof oo gabadh  ayaa u geeriyootay  biyaha ay reerkaasi cabeen ee sunta ah, waxaana sidoo kale ay xaaladoodu liidataa oo iyaguna sumoobay saddex Qof oo  kal, kuwaas oo la so sheegayo inay  xaaladoodu  halis ay ku sygantahay, waxaana u gurmaday Qoskan reer miyiga ah  hawl wadeenno ka tirsan Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland.
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka maamulkaas Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan,ayaa  sheegay idaacadda Garoowe  in uu qoysku magaalada ka soo iibsaday jirigaanno horay loogu keydin jiray walxo kiimiko ah, waxaanuu uga digay inay isticmaalaan caagag noocaas ah dadka kale ee Puntland.
Hargeysa Ofice


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>