Dagaal gaystay qasaaro oo ka dhacay duleedka Caabud-waaq
Caabud-waaq: (Sh. M. Network) Dagaal xooggan oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa labo Maleeshiyo Beeleed waxa uu ku dhexmaray duleedka Magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud....
View ArticleQM iyo Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo dilalka ka dhaca Muqdisho
Nairobi: (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga ayaa si wadajir ah ugu baaqay dowladda in wax laga qabto dilalaka qorsheysan ee ka dhaca dalka Soomaaliya. Bayaan si wadajir ah ugu soo...
View ArticleQoysas dalbanaya gar-gaar, Muqdisho
Muqdisho: (Sh. M. Network) Qoysaskaani barakacayaasha ah ee ku dhibaataysan Kaamam ku yaalla Xaafadda Towfiiq degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa Dowladda KMG Soomaaliya iyo Hay’adaha...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho: (Sh. M. Network) Kadib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aadan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay...
View ArticleDagaalyahanada Mucaaradka Siiriya oo Soo Riday Diyaarad Dagaal
Flim muuqaal oo lasoo dhigay barta Youtube ka ayaa waxaa ka muuqanaayey muuqaal muujinaya mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka wadanka Siiriya oo hawada ku duuleysay waxaa daqiiqado kadib dhulka laga...
View ArticleDagaal Beeleed ka Dhacay Caabudwaaq iyo Khasaare ka Dhashay
Dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud. Dagaalka oo ka dhacay deegaano miyi ah oo hoostaga degmada...
View ArticleKhilaaf soo kala dhex galay Madaxda DKMG ee Sh/hoose
Afgooye: (Sh. M. Network) Maamulka gobolka Sh/hoose ayaa isku khilaafay qaadista lacago canshuuro ah oo laga qaado Gaadiidka Isticmaala inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye. Sida ay Idaacadda...
View ArticleWeerar xalay lagu qaaday xabsi ku yaala magaalada Gaalkacyo iyo maamulka...
Salaadii duhur ee shalay ayaa koox Burcad Badeed ahi weerar ku qaadeen xabsiga magaalada Gaalkacyo si ay xoog ugala soo baxaan Nin iyaga ka tirsan oo Xabsiga ku jiray, sida uu sheegay sarkaal ka...
View ArticleWeerar xalay lagu qaaday xabsi ku yaala magaalada Gaalkacyo iyo maamulka...
Salaadii duhur ee shalay ayaa koox Burcad Badeed ahi weerar ku qaadeen xabsiga magaalada Gaalkacyo si ay xoog ugala soo baxaan Nin iyaga ka tirsan oo Xabsiga ku jiray, sida uu sheegay sarkaal ka...
View ArticleDilal Kala Duwan oo Muqdisho ka Dhacay
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho ka geystay dilal kala duwan, waxaana dadka ay kooxahaan laayeen ay wada ahaayeen dad rayid ah oo aan waxbo galabsanin. Dilka...
View ArticleSomalia interim government set to end
NAIROBI(Sh.M.Network)-Somalia’s transitional government ends its mandate next week after eight years of infighting, little progress and rampant corruption, but the process to replace it is “deeply...
View ArticleSomali,Kenyan forces battle Al shabab near Afmadow
XAGAR (Sh. M. Network)-Somali armed forces backing by the Kenyan military have clashed with Al shabab militants in the southern city ofAfmadow, forcing many locals to flee their houses, reports said....
View ArticleCiidamadda Dowladda iyo Ciidamadda Amisom oo maanta wacdaro ka muujiyay...
Ciidamadda Booliska Midowga Afrika ee Amisom iyo Ciidamadda Booliska ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxay maanta wacdaro ka muujiyeen Magaalada Muqdisho. Waxay ciidamadaan ay maanta Magaalada...
View ArticleDadka Ciidaha U Damaashaad Taga Xeebta Batalaale Ee Berbera Oo Ay Go’aamo Ka...
Dadka dhalinyarada ah ee inta badan u damaashaad taga Xeebta Batalaale eek u taala Dadda Magaaladda Berbera, ayaa waxa laga soo saaray Go’aamo lagu mamnuunayo arimahaasi. Sida uu maanta sheegay...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aaddan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay...
View ArticlePuntland Dad Ku Sumoobay Jirikaamo Hore Loogu Isticmaalay Waxyaabo Kiimo Kal...
ka imanaya Gobolka Nugaal ee dhulka miyiga ah Qoys ka kooban lix xubnood, ayaa lagu soo warramayaa inay ku sumoobeen biyo ay ka cabeen jiirigaanno horay loogu isticmaali jiray walxo kiimiko ah ee wax...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo sheegay in Golaha Wasiirada ay ku mashquuleen...
Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo ay maal-mahaan xifaaltan uu kala dhaxeeyay Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa wuxuu xilligaan uu eedeymo kulul uu u jeediyay Golaha Wasiirada. Madaxweyne...
View ArticleTababaraha Arsenal oo qeybiyay dhaxalkii uu ka tegay Van Persie
Kooxda Arsenal ayaa cadaysay Cida noqonaysa kabtanka kooxda maadama kooxda uu katagay Ciyaaryahankoodii hore ee Van persie oo ku biiray kooxda Manchester United. Kabtanka Cusub ee Arsenal ayaa waxaa...
View ArticleCiidamo Maanta Dhoolatus ka Sameeyey Waddooyinka Muqdisho
Dhoolatuskan oo ay si wada jir ah uga qeyb qaadanayeen Ciidamada Booliska Soomaaliyeed kuwa Nabadsugidda iyo sidoo kale Ciidamada Booliska Midowga Afrika ee Amisom ayaa maanta waxa ay ka dhacaday...
View ArticleMaxay ka Wada Hadleen Mahiga iyo Shariif?
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay shaqada guddiga farsamada iyo xulitaanka baarlamaanka iyo dhammeystirka marxaladda KMG ah, kaddib kulan uu la qaatay...
View Article