Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Odayaasha Dhaqanka oo Eedeeyey Gudiga Farsamada Soo Xulista Baarlamaanka

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku shirsan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga hadleen arimaha soo xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid...

View Article


Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqaymo ka Geystay Duleedka Baardheere

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo diyaaradaha dagaalka ayaa goordhow halkaasi duqeyn ka geystay. Duqeynta ayaa la sheegay in diyaaradaha ay u...

View Article


Ururad-Siyaasadda Ee Ku Dhacay Tartankii Kala Reebistii Ururada Oo Mar Kale...

  Ururadii siyaasadda ee ay Gudida Diiwaan gelintu shegeen  inay ku dheceen tartankii kala reebista Ururada Siyaasadda, ayaa haddan bilaabay cabasho  kale oo hor leh. Warsaxafadeed ay maanta soo...

View Article

Karar aqoonsi ah oo maanta la-siinaayo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...

Kadib markii xalay ay Guddiga Farsamada ay soo gudbiyeen liis ka kooban 202 xubnood oo ka mid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya loo-sameynaayo, ayaa waxaa maanta loo-qeybinaayaa kaarar...

View Article

Tababarayaasha labaatan kooxood ee Horyaalka Ingiriiska oo lagu dhaawacay...

Tababarayaal Cusub ayaa sanadkaan waxaa lagu arki doonaa Horyaalka Premier League halka kuwii hore ay sii joogaan kooxahoodii ay katirsanayeen. Hadaba Akhrise hoos ka aqriso macalimiibta Premier...

View Article


Dowladda Kenya oo maanta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah la-beegsatay Al...

Dowladda Kenya ayaa waxay maanta duqeymo xoogan oo dhinaca cirka ah ay la-beegsatay Xarakada Al Shabaab, waxayna duqeymahaan ahaayeen kuwo ay khasaarooyin kala duwan ka soo kala gaareyn Al Shabaab....

View Article

Norway oo ka walaacsan in la musuq maasuqo doorashooyinka

Oslo: (Sh. M. Network) Dowladda Norway ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay in wax is daba marin lagu sameeyo Doorashooyinka la fillayo inay ka dhacaan gudaha dalka Soomaaliya.  Warbixin kasoo baxday...

View Article

Odayaasha Hawiye oo cambaareeyay Guddiga Farsamada

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib kullan maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa waxa ay si kulul ugu cambaareeyeen Guddiga farsamada  ee soo...

View Article


Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aaddan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay...

View Article


Three dead bodies found in south-western Somalia

Balad-Hawo (Sh. M. Network)-Somali army officers said Saturday that at least three dead bodies were found in the south-western Gedo region, which locates near the Kenyan border. Local residents...

View Article

Madaxda dowladda Soomaaliya oo dadweyne fara badan kula tukaday Salaaddii...

Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dadweyne fara badan kula tukaday maanta salaaddii ciidda masjidka weyn ee isbahaysiga Islaamka oo ah midka ugu weyn magaalada Muqdisho. Salaadda ayaa waxaa...

View Article

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland Munaasibada...

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray shacbiweynaha Somaliland gudo iyo dibadba munaasibadda ciidul fidriga darteed. Madaxweynuhu...

View Article

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dadka Reer Hargeysa Kula Tukatay...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan  C/laahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta Salaadii Ciidul Fidriga kala qayb galay dadweynaha rer Saomaliland, gaar ahaan kuwa rer hargeysa, waxaanuu Salaadii...

View Article


Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Ciidul Fidriga Kala Qayb Galay...

Madaxweyha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Salaadii Cuudul fidriga kala qayb galay Gumanaan qof oo reer Hargeysa ah, kuwaas oo uu kula tukatay Masjid Jaamaca way nee Magaaladda...

View Article

Mardhow Buraannews.com Xadfiiskiisa Haryesa, waxa uu idiin soo gudbin doonaa,...

Mardhow Buraannews.com Xadfiiskiisa Haryesa, waxa uu idiin soo gudbin doonaa, sawiradii Ciidda iyo qaabkii looga ciiday Hargeysa, warar dheraad ah, Khudbadihii Masuuliyiinta oo dhamays tiran, annaga...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda...

Madaxweynaha Dowalada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa hanbalyo u direy dhamaan umadda reer Puntland iyo guud ahaan Somalia oo ku aadan Munaasabada Ciida. Madaxweyne Faroole ayaa...

View Article

Sidee Maanta Looga Ciiday Magaalada Garoowe?

Munaasabadda Ciidul fidriga oo ay maanta ku beegnayd maalinteedii koowaad ayaa goobaha sida weyn looga xusay waxaa kamid ahayd magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland...

View Article


Munasibaddii Ciida Iyo Rayigga Dadweynaha Reer Awdal, Boorama

View Article

    Dadweynaha

    Dadweynaha Somaliland ayaa  maanta si weyn ugu dabaal degay ciidda soonfur oo caalamka oo dhan laga wada Ciiday. Dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa maanta si weyn looga dareemayey...

View Article

Qudbadihii Madaxda Somaliland maanta jeediyeen iyo Sawiradii Ciidda oo...

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ka hadlay Ololaha Somalia ka socda ee la doonayo in loogu dhiso Dawlad, waxaanuu beesha Caaalamka u sheegay inaanay Somaliland qusaynin...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>