Xilliga KMG oo Dhammaaday iyo 211 Xildhibaan oo la Dhaariyay
Wakhtiga KMG ee Soomaliya ayaa maanta si rasmi ah loo dhameystiray. Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankii ugu horreeyay iyadoo kulankaasi lagu dhaariyay 211 xildhibaan....
View ArticleFanaanadda Caanka ah ee Saado Cali Wasame oo Si Rasmi ah Uga Mid Noqotay...
Fanaanada caanka ah ee Saado Cali Warsame ayaa si rasmi ah uga mid noqonay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Saado Cali Warsame ayaa kamid ahayd 211-Xildhibaan oo caawa lagu dhaariyey munaasabad ka...
View ArticleBarlamanka cusb ee Soomaaliya oo qaarkood la dhaariyay (Sawirro)
Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah Xidhibaanada Cusub ee la soo magacaabay ayaa maanta lagu dhaariyay Magaalada Muqdisho, iyadoo dharintoodana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan....
View ArticleWadamada Daneeya Soomaaliya oo Soo Dhoweeyey Fulinta Geedi Socodka Nabadda...
(Muqdisho – August 19, 2012) Xubno ka socda Beesha Caalamka, IGAD,Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Djibouti, Ethiopia, Midowga Yurub,Talyaaniga, Turkey, Ingiriiska, Mareykanka iyo goobjoogayaasha...
View ArticleInta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la-dhaariyay “Daawo...
Waxaa galabta ilaa fiidnimadii caawa si rasmi ah loo-dhaariyay inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya, ka gadaal markii maanta lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho. Dhaarinta...
View ArticleBaarlamaan cusub ee Soomaaliya yeelatay
Soomaaliya ayaa yeelatay baarlamaan cusub, iyadoo si ku meelgaar ah uu shir guddoonka u qabtay xildhibaanka ugu da'da wayn oo noqday General Muuse Xassan Sheekh.
View Article“ Weli Aniga Ayaa ah Guddoomiye Kuxigeenka Sharciga Ah Ee Kulmiye, Dawladda...
Guddoomiye kuxigeenkii Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo xubnaha Golaha dhexe ee Xisbigaasi sheegeen in ay xilkii ka qaadeen bishii April ee sanadkan, ayaa sheegay...
View ArticleGuddida Wanaag Farista Iyo Xuman Reebixta Oo Dhar Iyo Kutub Ku Wareejiyey...
Guddida wanaag farista iyo Xumaan reebista Somaliland ayaa dhar iyo kutub ku wareejiyey Xarunta Agoomaha ee Magaalada Hargeysa,kuwaas oo ay ugu talageen inay dharkana ku ciidan Caruurta yar yar ee...
View ArticleMadaxda FIBA AFRICA oo ku kulmay London iyo Ciyaaraha Kubada Koleyga Aduunka...
Madaxda Xiriirka Kubada Koleyga Aduunka ee (FIBA World), ayaa kulan balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada London ee dalka Britian ku shaaciyay halka sanadka 2014 lagu qaban doono Koobka Kubada Koleyga...
View ArticleFaroole Garowe Gooso Not Puntland.
Afar sano ayey ku sii dhowdahay inta uu xafiiska maamulka hayo macangaga madax isku sheega Puntland C/raxmaan Faroole, laga soo bilaabo 8-dii Janaayo 2009,Puntland waxaa dhisay ururo qabiilo ah oo is...
View ArticleMadaxweyne Axmed Siillaanyo oo ka hadlay shaqsiyadii Malez Zenawi ahaa
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa geerida Raysal wasaarihii Itoobiya Males Zanawi, ku tilmaamay Hoggaamiye weyn oo ka baxay dalalka Mandaqada geeska iyo Afrika guud...
View ArticleWaa kumaHaile Mariam Desalenge, Hogamiyaha cusub ee Dalka Ethiopia?
Dhimasahada Males Zenawi waxay furtay taariikh cusub dhinaca hogaaminta siyaasada dalka Ethiopia, waa markii kowaad oo uu hogaanka u qabto nin aan dhalasho ahaan ka soo jeedin labada qoomiyadood...
View ArticleKhaatumo Oo Xafiiskii Somalichannel Ee Buuhoodle Maanta Albaabada U Laabatay...
Maamulka khaatumo State, ayaa shalay Albaabadda u laabtay Xafiiskii uu Magaalada Buuhoodle ku lahaa Telefishanka Somalichannel ee ku hadla Afka Somaliga, kaas oo ay Kooxdaasi ku eedeeyeen inuu la...
View ArticleWarbixinnada geerida Meles
Raiisul Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi, ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisu tahay 57 sano. Afhayeen u hadlay dowladda Ethiopia, Bereket Simon, ayaa sheegay in uu xanuunsanaa muddo bil ah.
View ArticleTaariikhda Meles Zenawi
Raiisul Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi, ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisu tahay 57 sano. Afhayeen u hadlay dowladda Ethiopia, Bereket Simon, ayaa sheegay in uu xanuunsanaa muddo bil ah. Waxaa...
View ArticleGeerida Saamiya Yuusuf
Saamiya Yuusuf Cumar oo Soomaaliya u matashay tartankii Beijing Olympics, ayaa dhowaan ku geeriyootay badda iyadoo doonaysa in ay doon ku gasho Talyaaniga.
View ArticleWar-Saxaafadeed : Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Qayb Gelayso Aaska Ato...
War-saxaafadeed hadda soo gaadhay Xafiiska Shabakadda buraannews.com ay ku leedahay Magaalada Hargeysa oo ka soo baxay Qariga Madaxtooyadda Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka...
View ArticleMUXAADARO MIDAYNTA CAALAMKA ISLAAMIGA HA SH.MUSTAFE XAJI ISMAACIIL
MUXAADARO MIDAYNTA CAALAMKA ISLAAMIGA HA SH.MUSTAFE XAJI ISMAACIIL Please subscribe to our channel: www.youtube.com From: TaleexWacaan Views: 1 0 ratings Time: 01:12:27 More in Education muxaadaro:
View ArticleSomaliland Oo Bilaabaysa qaab ay ula xisaabtami doonto Hay’addaha Calamiga ah...
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay dabayaaqada bishan Augost qabanayso Carwo loogu tallo-galay in Hay’adaha Samo-falka ee Caalamiga ah iyo kuwa Wadaniga ahiba ku soo bandhigi doonaan...
View Article