Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Ciidamada DKMG iyo Kenya oo duulaan ku ah Kismaayo

Kismaayo: (Sh. M. Network)  Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Kenya ayaa saakay u jiheystay Magaalada Kismaayo ee  Xarunta gobolka Jubbada hoose.  Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee...

View Article


Geellii Afgooye oo is hortaag lagu sameeyay

Muqdisho: (Sh. M. Network)   Qaar ka mid ah Nabadoonnada degmada Afgooye oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in guddoomiyaha degmadaasi uu bilaabay in uu isku...

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aaddan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay...

View Article

Howlgallo qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network)    Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya ayaa howlgallo qasaaro gaystay waxa ay ka sameeyeen gudaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir.  Howlgalka oo ay fulliyeen Ciidamo gaar ah...

View Article

Guddoomiyaha Afgooye oo qirtay eedeymo loo jeediyay

Muqdisho: (Sh. M. Network)    Cabdullaahi Cabdi Axmed Ibey, guddoomiyaha degmada Afgooye ee Dowladda KMG Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay inay hakad galliyeen Geellii...

View Article


Kooxa Burcad Badeeda ayaa sii daalay markab laga leeyahay Dalka Ingiriiska

Xafiiska  badmareenka caalamigaa ee IMB ayaa sheegay in ay kooxaha Burcad Badeeda soomaalidu sii daayeen markab laga leeyahay Dalkaasui Inriiska oo ay gacanta ku hayeen ayna soo afduubteen dhowr...

View Article

Doorashada gudoonka baarlamaanka ayaaa dib u dhac ku yimid

Xiliga doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo horay loo shaaciyay in ay dhicidoonto 26 august ayaa gudiga doorashooyin waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay ilaa 28august. Gudiga doorashada ayaa ku...

View Article

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya ayaa maanta kusii jeeda kismaanyo

Cutubyo ka kala tirsan ciidama dowlada soomaaliya iyo dowlada kenya ayaa  ku sii jeeda magaalo xeebeedka kismaanyo. Ciidamadaa oo wada hub aad u culculus oo ay ka mid yihiin gawaarida dagaal ayaa...

View Article


Pirates release hijacked UK tanker

KUALA LUMPUR (Sh.M.Network)- Pirates have released a British-managed oil tanker, five days after hijacking it off Togo in the Gulf of Guinea, the International Maritime Bureau said Friday. The loaded...

View Article


UK welcomes progress on Transition in Somalia

LONDON (Sh.M.Network) – Britain cautiously welcomed the political progress achieved in Somalia. In a statement, Foreign Office Minister Alistair Burt said Tuesday that convening a new federal national...

View Article

Security tightened in churches after Mombasa attacks

NAIROBI (Sh.M.Network) — Security was tightened at various churches in Kenya as worshippers went to the places of worship the first Sunday since widespread chaos targeting Christians erupted in the...

View Article

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay Doorashada Jawaari

Dubai: (Sh. M. Network)  Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Dr. Nabiil Al Carab ayaa waxa uu si weyn usoo dhaweeyay dadaallada looga gudbayo  xilliga KMG  islamarkaana Barlamanka Soomaaliya uu ku...

View Article

Kenya: Ku dhawaad 100-dagaalyahanno oo Shabaab ahaa ayaan dilnay

Nairobi: (Sh. M. Network)  Wasiirka Difaaca ee Dowladda Kenya Yuusuf Xaaji oo ka warbixinayay Dagaaladii ka dhacay Jubbooyinka islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda, Militariga Kenya iyo...

View Article


Diyaaradaha dagaalada ee Dowladda Kenya oo si farsamo xumo u duqeeyay baabuur...

Diyaaradaha dagaalada ee Dowladda Kenya ayaa waxay duqeymo dhinaca cirka ah ay u geyteen baabuur ay la-socdeen Ciidamadda Dowladda Soomaaliya, iyagoo markaasi u maleynaayay inay la-socdaan Ciidamadda...

View Article

Afar ka mid ah meydadka Ciidamadda Dowladda Kenya oo laga helay inta u...

Iyadoo Dowladda Kenya ay ka maqnaayeen ilaa shan ka mid ah ciidamadeeda oo ay ku weysay nolol iyo geeri toona, ayaa waxaa soo shaac baxeysa in afar ka mid ah meydadka Ciidamadda Dowladda Kenya lagu...

View Article


Niman hub iyo walxaha qarxa oo watay oo lagu qab qabtay gudaha Magaalada Marka

Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen niman ka tirsan Xarakada Al Shabab, kuwaa oo watay hub iyo walxaha qarxa. Ciidamadda Sida Gaarka ah u Tababaran ee...

View Article

Ciidamadda Amisom oo duqeymo culus ku dilay dagaal-yahano ka tirsan Xarakada...

Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay duqeymo xoogan ay ku dileen dagaal-yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo ay meydadkoodu ka carareyn kuwo kale oo la-socday. Dagaal-yahano ka...

View Article


Somali forces Launches Massive Security Operations in Merca

MERCA (Sh. M. Network)—Security forces in Somalia’s southern region of Lower Shabelle began massive security operations in the port city of Merca,100 Km south of Mogadishu, to wash out the insecurity...

View Article

WAR DEG DEG: Duqeymo xoogan oo dhinaca badda ah oo hadda ku soconaaya...

Duqeyn aan kala joogsi laheyn ayaa waxay xilligaan ku soo daadaneysaa Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, oo ay gacanta si buuxda leh ay ugu heyso Xarakada Al Shabaab. Duqeymaha ku soconaaya...

View Article

Maraakiib ku sugneyd Dekadda Kismaayo oo gantaallo lagu garaacay

Kismaayo: (Sh. M. Network) Dhowr Gantaal ayaa lagu garaacay Dekadda Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab sida ay Idaacadda Shabelle u...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>