Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA SHABELLE

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aaddan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay...

View Article


Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo loogu yeeray inay markale soo...

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Koonfurta Suudaan ayaa waxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay u direyn baaq ku aadan, cidii ay u dooran lahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya. Dhamaanba Jaaliyada...

View Article


Xildhibaano ka mid ah Baarlamaankii Hore oo sheegay in dhaqaalahoodii….

Ka dib markii dhawaan lasoo dhisay baarlamaan cusub ayaa waxaa soo baxayay qeylo dhaan ay jeedinayaan baarlamaankii hore mudanayaashii ka tirsanaa. Qaar ka mid ah xildhibaanadii baarlamaanka...

View Article

Gudoomiyihii Majmaca Culimada Soomaaliyeed oo geeriyooday “Inaa Lilaah Wa...

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyihii Hay’adda Majmaca Culima’udiinka Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow, oo ay soo wajahday xanuuno kala duwan. Sheekh Axmed...

View Article

DEG DEG: Ciidamadda Militariga Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Degmada...

Waxaa maanta markale Xarakada Al Shabaab lagala wareegay dhul hor leh oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah oo ku daatay. Ciidamadda Militariga ee Dowladda...

View Article


Howlgallo lagu qab qabtay Inka badan 170-ruux, Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network) Howlgalladaani oo ahaa kuwa ballaaran islamarkaana ay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ka sameeyeen Xaafado badan oo ka tirsan degmada Xamar-jajab...

View Article

Sheekh Axmed Dhicisow oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network) Alla ha Unaxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday guddoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Dhicisow.  Sida ay...

View Article

Murashax hore isaga sharaxay Kulmye oo taageridiisii kula diga rogtay DALSAN.

Murashaxa Cabdi Casiis Aadan Habane oo hore isaga sharaxay Xisbga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta isag oo wata taageerayaashiisii waxa uu si rasmi ah ugu biiray Urur-siyaasadeedka Dalsan, ka...

View Article


Prof. Jawaari: Shacabka ha ilaaliyaan amniga

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Guddoonka sare ee barlamanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka  Soomaaliyeed inay ka qeyb qaateen ammaanka inta lagu guda jiro doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka...

View Article


Banaan-bax weyn oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (Aqriso)

Banaan-bax weyn ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo banaan-baxaan ay soo qaban qaabiyeen bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Banaan-baxaan oo mid ballaarnaa ahaa...

View Article

Daawo Fiidiyowga Wiil luga la`aan ah oo Cayaaraya Kubada Cagta.

Kubada Cagta ayaa waxaa lagu tiriyaa in ay tahaya Cayaarta ugu Caansan Dunida , taasi oo inta badan dadka ay cayaaraan jecelyahiin in ay daawadaan ama dhageestaan. Wadanka Baraasiil ayaa waxaa lagu...

View Article

Madaxweyne Cabdiqeybdiid: “Farooloow Geedi Socodka Nabadda Caqabad Adigu haku...

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo Maanta Shir jaraaaid Saxaafada ugu Qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay Arimo dhowr ah sida Arimaha Burcad badeeda...

View Article

Haweeney Mareykan Ah Oo Cunugeeda Madaxa Ka Jartay Kadibna Is Dishay sababtu...

Arin laga naxo oo la yaab iyo argagax ku riday dhamaan dadkii maqlay ama goob u ahaa kadib markii haweeney u dhalatay wadanka mareykanka ay madaxa ka jartay cunug ay dhashay oo laba sano jir ah...

View Article


Xildhibaanow xaggeed Taariikhda ka geli Ma Mid Madoow Mise Taarikh Lama...

Waxaa maanta shaki ku jirin in Soomaaliya ay gelayso xilli taariikhi ah oo in badan oo Soomaaliya aysan filaynin inay arki doonaan iyaga oo nool, oo waxaa aad looga niyad jabsanaa in la akri doono...

View Article

Soomaalidu Hoggaamiye Ceynkee Ah Ayey U Baahan tahay Xilligaan…..?{Qormo...

Dadka Soomaaliyeed ayaa ku khasaaray xornimadii u dhalatay sanadkii 1960 waxaana ayaan darro ah in dadka Soomaaliyeed aanay helin wixii ka dambeeyay lixdankii hogaan dowladeed oo karti u leh inuu...

View Article


Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo maanta hawl-galo aan caadi ahayn ka sameeyay...

Ciidamadda Militariga ee Dowladda Itoobiya oo iyagu Al Shabaab dagaalo culus uga saaray Magaalada Baladweyne, ayaa waxay maanta ka sameeyeen hawl-galadii ugu ballaarnaa, waxayn ku soo qab qabteen rag...

View Article

Proff Samatar: “Xildhibaanada Waxaan ka Codsanaa in ay Joojiyaan Laaluushaka”..

Musharax Proff Abdi Ismacil Samatar oo ka mid Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Somalia ayaa maanta la hadlayay Mid ka mid ah Idaacadaha Maxaliga ee ka jira Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho....

View Article


Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qeybdiid oo sheegay in Faroole uu yahay Qaran...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug General Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi Qeybdiid), ayaa wuxuu maanta weerar kulul oo afka ah uu ku qaaday Madaxweynaha Maamul Goboleed Puntland C/Raxmaan Sheekh...

View Article

Proff Geedi: “Dalka iyo Dadka ayaa u Baahan Musharax Sheekh Shariif ee ha la...

Ra’isul Wasaarihii Hore ee Somalia Proff Ali Mohamed Geddi oo ka mid ah Mushraxiinta Somalia balse ka tanaasulay Musharaxnimadaasi waxuuna maanta ka mid ahaa Mas’uuliyiinta ka hadlay Xafad lagu...

View Article

Soomaaliya oo yeelaneysa Madaxweyne cusub

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dooranaya Madaxweyne cusub oo hoggaamin doona Soomaaliya afarta sano ee soo socota.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live