Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Haweeney Mareykan Ah Oo Cunugeeda Madaxa Ka Jartay Kadibna Is Dishay sababtu maxay tahay

$
0
0

Arin laga naxo oo la yaab iyo argagax ku riday dhamaan dadkii maqlay ama goob u ahaa kadib markii haweeney u dhalatay wadanka mareykanka ay madaxa ka jartay cunug ay dhashay oo laba sano jir ah kadibna ayada is dishay.
Gabar dhalinyaro oo ku nool magaalada Camden ee gobolka Alabama ayaa ku kacdan arin labaad iyo argagax leh kadib markii cunig ay dhashay ay madaxa ka jirtay kadibna ay ayadii is dishay, gabadhaan dhalinyarada ah ayaa la sheegay inuu heestay problem ama dhibaato dhanka dhimirka.
Website wbvi ee magaalada Valladolid  ee wadanka Mareykanka ayaa sheegay in haweeneyda ku kacday falkaan ay dhibaato dhanka dhimirka ah ka sheeganeysay mudo badan, website ayaa ku xeel dheeraaday ka sheekeynta dhibaatada ka heysatay shaqadeeda iyo waliba bulshada qeybaheeda kala duwan,.
Police magaalada Camden ayaa gaaray goobta uu shilka ka dhacday kadib markii ay telfoon ka haleen dad daris lahaa haweeneyda qoorta ka jartay cunugeeda yar ee laba sano jirka ah, balse markii uu Police-ka soo gaaray guriga gabadha dhalinyarada ah , waxey arkeen ayadii oo Meyd ah oo is dishay.
Madaxa Dambi baarista Police-ka Gobolka Alabama David Sachets ayaa ka wabixiyay waxa ka dambeeya  in gabadhan dhalinyarada ah ay cunugeeda qoorta ka jirto kadibna ayada  is disho ayaa wuxuuna sheegay in haweeneydan ay heysatay dhibaato dhanka dhimirka ama neerfaha ah taasi oo keentay in mudo fara badan aynan soo dhex galin dadka ayadoona necbeed buuqa iyo kaftanka faraha badan.
Daawo Video

Related content:

  1. Dhacdo layaableh Gaari galay Hoolka Soo dhaweynta Guri toloow maxey Sameeyeen Qoyskii Daganaa. <?php the_time('d M Y'); ?>
  2. Meel kastoo Soomaali joogto oo si weyn looga Ciiday Caalamka oo dhan “Daawo Video” <?php the_time('d M Y'); ?>
  3. Siilaanyo oo ka hadlay doorashada Somalia saacad kadib markii uu Malaze Zenawi soo aasay (Daawo Video) <?php the_time('d M Y'); ?>

Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>