Isbaheysiga Turxaanbixinta IFISO oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee...
Isbaheysiga Turxaanbixinta IFISO oo u Hambelyeynaya Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya, isla markaasna ka Baaraandegaya Caqabadaha Jira iyo Tallaabooyinka Horay loo Qaadayo Isbaheysiga Madaxabannaan ee...
View ArticleLabo ka mid ah ilaalada Gaas oo waxyeelo kasoo gaartay qaraxii maanta
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu weeraray guriga madaxweynaha cusub uu sida Kumeel gaarka kaga degenaa magaalada...
View ArticleFarxadu ma Music iyo is jajabin baa?
Waxaan filayaa in cinwaanka maqaalku cadeyn u yahay mowducuaan jeclahay inan wax yar isaga sheegno.,Yaa diiday in arooska la farxo la ciyaaro, dhar qurux badan la xidho, jawaabtu waa cidna arooska...
View ArticlePuntland oo ogaalatay inay Furanyihiin Xisbiyada siyaasadu
ka dib markii ay in mudo ah soo Jiitamaysey Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland ay hiigsanaynsey Soonoyinkii u damayey ayaa waxay si toosa u ugu dhawaqeen gudoonka guddiga xisbiyada Puntland inuu...
View ArticleWarbixinta weerarka
Halkan ka dhageyso wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Xilliga weerarku dhacay Madaxweynuhu waxa uu la kulmayay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Sam Ongeri.
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo laga raray Hotelkii uu deganaa
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si degdeg ah looga saaray Hotelkii uu ka degenaa magaalada Muqdisho ee Hotel Jazeera. Rariddan...
View ArticleMadaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka hadlay qaraxa lala beegsaday
Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee la eegtay Hotelkii uu ka deganaa magaalada Muqdisho xilli uu la shirayay wasiirka arrimaha...
View ArticleMadaxweynaha oo si kulul uga hadlay weerarkii maanta lagu soo qaaday “Daawo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyadii ay maanta ciidamada dowladdu fashiliyeen ee ay maleeshiyaadka Shabaab ku qaadeen...
View ArticleDanjiire Ilyas Ali Hassan oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda.
Sii hayaha Safaarada Soomaaliya ee dalka Spain Caasimadiisa Madrid, Danjiire Ilyas Ali Hassan ayaa Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr, Hassan Sheikh Mohamoud ugu Hanblayeeyey...
View ArticleMadaxweyne Xasan SHeikh Maxamuud oo si jees jees ah kaga jawaabay qaraxii maanta
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo caawa saxaafada kula hadlay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya isago ay garab taagan yihiin madxaweynihii Hore ee Soomaaliya,iyo gudoomiyihii hore...
View ArticleUrurka Nasiye Oo Sheegay Inuu Ka Hadhay Doorashada Goleyaasha Deegaanka Iyo...
Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka Nasiye Axmed Muxumed Cumar (Axmed Talyaani) ayaa sheegay inay qaadaceen ka qayb-galka doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Dalka ka dhici doona 28-ka bisha November...
View ArticleMadaxweyne Proff Hassan Sheekh Mahamud oo Kormeer ku sameeyay Xafiisyada...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta waxaa uu kormeer ku sameeyay Xafiisyada Xarunta Madaxtooyada Soomaalia isagoo halkaasna kula kulmay Shaqaalaha ka shaqeeya...
View ArticleGolaha Wasiirada waqtigoodu dhamaaday oo Maanta Hambalyo u Diray Madaxweynaha...
(Muqdisho, Khamiis, September, 13, 2012) Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa waxaana shir- guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Dr. Cabdiweli Maxamed...
View ArticleDeg Deg ah: Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Degmada Afgooye & Qasaaro Xoogan oo...
Warar hada naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shebeelada Hoose ayaa sheegaya in Goor dhaweeyd Saddex Qarax lagu weeraray Fariisimo ay lee yihiin Ciidamada Dowlada Iyo kuwa Amisom. Ilaa iyo...
View ArticleLaba Wariye Oo Ka Hawlgala Magaalada Borama Oo Loo Xidhay Rayi Ururin La...
Ciidamada booliska Magaaladda Boorama ayaa xabsiga u taxaabay laba Wariye oo ka kala ah Hashim Good, oo Telefiishanka SOMALISAT uga soo warama Magaalada Borama iyo Mursal cilmi cumar oo ka hawlgala...
View ArticleDaawo Kormeerkii Madaxweynaha Cusub ee Xarunta Madaxtooyada. “DAAWO VIDEO-GA”
Madaxwaynaha Dowlada Soomaalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta waxaa uu kormeer ku sameeyay Xafiisyada Xarunta Madaxtooyada Soomaalia isagoo halkaasna kula kulmay Shaqaalaha ka shaqeeya...
View ArticleUrurka Suxufiyiinta Ee SSJW Oo Cambaareeyay Labada Wariye Ee Booliska Boorama...
Ururka Suxufiyiinta iyo qorayaasha madaxabanaan ee Somaliland SSJW ayaa cambaareeyay talaabada ay Ciidamada amaanka magaalada Boorama ee gobolka Awdal ay maanta xabsiga ugu taxaabeen labada wariye ee...
View ArticleGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ka hadlay arimaha garsoorka...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa ka hadlay Xeerar uu sheegay inay qabyo yihiin oo ku jira Distoorka dalka, kuwaas oo uu soo jeediyey in wax ka badel lagu sameeyo....
View ArticleMadaxweynaha Masar Oo Ka Hadlay Filim Lagu Aflagaadeeyey Nabigeenii Suubanaa...
Madaxweynaha Masar ayaa ku amray Safaaradda dalkiisu ku leeyahay waddanka Maraykanka inay qaado tallabooyin kasta oo ka dhan ah raggii soo saaray Filimkii lagu aflagadeeyay Nabigeeni Maxamed CSW,...
View ArticleUrur Diimeedka Al-isalaax Muxuu ka yidhi Madaxweynaha Cusub ee Somalia loo...
Baaq Taageero Isbedalka Cusub Ee Dalka Ururka Islaax waxa uu ugu hambalyeynayaa shacabka Somaliyeed isbedalka siyaasadeed ee dalka ka dhacay, laguna doortay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud si uu...
View Article