Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Puntland oo ogaalatay inay Furanyihiin Xisbiyada siyaasadu

$
0
0

ka dib markii ay in mudo ah soo Jiitamaysey Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland ay hiigsanaynsey Soonoyinkii u damayey ayaa waxay si toosa u ugu dhawaqeen gudoonka guddiga xisbiyada Puntland inuu Fasaxanyahay in Ururada Xisbiyada Puntland laga Farankaro xili doorashada Madaxnimada Puntland ay soo dhowdahay.
War Saxafadeed Maanta ay soo Sareen Guddiga Doorashooyinku oo ka dhacay Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland ayaa waxa arrintaasi ku faahfaahiyey Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Maxamed Xasan Barre waxaana uu tilmaamay in shuruudaha looga baahanyahay koox kasta oo rabta in ay furato urur siyaasadeed ka midyihiin foonka qabashada araajida waa in uu saxiixo madaxa ururku, waxaana lagu soo ridayaa labo bushqadood oo ay korka kaga qorayihiin asal iyo nuqul , urur kasta oo doonayaa waa in uu ka midnoqdo urarada siyaasada Puntland ,Waxaana arrintani ku soo aadaysaa xili maalmihii aan soo dhaafnay ay Fadhi Yesheen Golaha Xukuumada iyo kan Baarlamanka Puntland ay uga Hadlayaan Nidaamka Xisbyada badan ee Puntland.
Dhowaan ayaa la filayaa inay Gobolada Puntland Kormeero kala duwan ku kala bixiyaan Xubnaha Ururada siyaasada ee haatan ka hana qaadaya Puntland iyadoona la filayo inay Xisbiyada Puntland Noqon Donaan 3Xisbi oo keliya sida uu ku qeexay War Saxaafadeedka Gudoomiyuhu.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>