Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Madaxweyne Xasan SHeikh Maxamuud oo si jees jees ah kaga jawaabay qaraxii maanta

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo caawa saxaafada kula hadlay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya isago ay garab taagan yihiin madxaweynihii Hore ee Soomaaliya,iyo gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale garad joogay wasiirka gaashaandhiga iyo wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Xukuumadii Gaas.
“Waxaan rabaa shacbiga Soomaaliyeed inaan u sheego, waxaas maanta dhacay iyo wax kasta oo kale oo ka weyn oo dhaca annaga naga leexin maayaan waddadii aan ku taagneyn, diiraddeenuna ma ka weecaneyso ballantii aan qaadnay iyo Kutubkii aan gacanta saarnay” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale madaxweynaha yiri  “Waxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed u xaqiijiyo, wixii maanta dhacay wax ay ka beddelayaan nimaadka cusub, isbedelka cusub iyo dowladnimada cusub ma jiraan, Wixii wanaag ahaa ee horay loo soo qabtay ayaana halkeeda ka sii wadeynaa”ayuu sii raaciyay hadalkiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>