Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Roobab Lagu diirsadey oo ka Da’ay Sh.Hoose

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M..Network ) — Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen Maamulka Goblka Sh.Hoose  waxaa magaalada marko ka da’ay roobab lagu diirsadey oo dadka iyo duunyada saameeyey oona sababey inuu hakad galo isku socodka dadka ka dib markii ay go’aday  boondo muhiim u aheyd isku socodka .
Cabdi Salaam Maxamuud Cabdulle oo ah gudoomiye ku xigeenka amaanka gobolka Shabeelada Hoose oo u xaqiijiyey roobabka ka da’ay Gobolka Sh.Hoose waxa uuna ugu abaqey hay’adaha deeqaha bixiya in ay wax la soo gaaraan   dadka dhibaatada ka soo garatey buundada go’aday .
Dhinaca kale wararka ka imaanaya Degmada afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa sheegaya in maamulka degmada la joojiyey lacaga canshuur ah oo laga qaadi jirey ganacasatada uuna qaadi jirey mamaulka degmada .
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>