Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Markale Eedeyn Dusha uga Tuurey Kenya
Muqdisho ( Sh.M..Network )— Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolada jubbooyinka ayaa sheegey in ay ka go’ntahay oo aysan ka Raali noqon doonin Maamul aan Dowladda hoos tagin in uu ka shaqeeyo...
View ArticleMSF oo Sheegtey Iney Joojineyso Howsha Ay Ka Wado Isbitaalka Baladweyn
Sida ay u sheegeen mas’uulyiin ka tirsan Isbitaalka Magaalada Baladweyne idaacada VOA-da Hay’ada MSF ayaa waxa ay joojineysaa howlihii caafimaad oo ay ka wadey Isbitaalkaasi . Mas’uuliyiinta Isbitaalka...
View ArticleDad rayid ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari
Boosaaso (Sh.M.Network)—Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay labo ruux oo mid kood uu ahaa nabadoon laga yaqaano Magaaladaasi. Goobjoogayaal...
View ArticleRag indhaha soo duubtay oo laba ruux ku dilay Magaalada Boosaaso iyo si...
Rag indhaha soo duubtay ayaa waxay xalay Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ay ku dileen laba ruux, oo mid ka mid ah uu yahay Oday Dhaqameed si weyn looga yaqaano Magaalada Boosaaso. Raggaan...
View ArticleSeddex askari oo u dhashay dalka Kenya oo lagu toogtay dalka Kenya
Seddex ka mid ah Ciidamada Dowladda Kenya ayaa waxaa si gaadmo leh loogu toogtay Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Ilaa shan nin oo bistoolado ku hubeysneyd ayaa waxay...
View ArticleNin ganacsade ah oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho, raggii dilay oo baxsaday...
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay nin ganacsade ah oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, waxaana dilay laba nin oo dhalinyaro ah, oo bistoolado ku hubeysnaa....
View ArticleTwo civilians killed in Bosasso, northern Somalia
BOSASSO (Sh.M.Network)—Assailants in Somalia’s northern port and commercial city of Bosasso have shot to death at least two local civilians during overnight surprise attack, reports said. Eyewitnesses...
View ArticleDowladda Somaliya oo markii ugu horeysay sheegtay in guri guri loo baaraayo...
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay markii ugu horeysay ay sheegtay in guri guri loo baaraayo dhamaanba 17-ka Degmo ee uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir. Laga soo bilaabo Degmada Kaxda ilaa Degmada...
View ArticleJubaland state: Kenya is backing warlords against peace
MOGADISHU ( Sh.M..Network )—Jubaland state has accused Kenyan government of generating a fresh civil war in southern Somalia, where its troops are operating under the African Union Mission in Somalia...
View ArticleRoobab Lagu diirsadey oo ka Da’ay Sh.Hoose
Muqdisho ( Sh.M..Network ) — Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen Maamulka Goblka Sh.Hoose waxaa magaalada marko ka da’ay roobab lagu diirsadey oo dadka iyo duunyada saameeyey oona sababey inuu hakad galo...
View ArticleDaawo Sawirda wafdi ka socday Iran oo Muqdisho Yimid
Daawo Sawirda wafdi ka socday Iran oo Muqdisho Yimid
View ArticleUK welcomes the approval by Somalia’s cabinet
LONDON (Sh.M.Netwoprk)—“The UK welcomes the approval by Somalia’s Federal Parliament of the new Council of Ministers on 13 November. I commend this swift action which will allow the Council to get...
View ArticleXildhibaan C/raxmaan Xoosh: Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu sameeyay Afduub
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ansixintii golaha wasiirada ay u dhacday si aan waafaqsanayn sharciga. Masuulkani oo hore usoo...
View ArticleHay’adda CCD oo Culummaa’uddiin u Qabatay kulan looga hadlay Gabdhaha sida...
Hay’adda wadahadalka bulshada ee CCD ayaa waxay magaalada Muqdisho ugu qabatay 200 oo ka tirsan culummada Ahlu-sunna kulan looga hadlayay haweenka sida khasabka ah laug guursado, kuwaasoo eedeyn u...
View ArticleRA’IISUL WASAARE SAACID: “Waxaa naga go’an muddada aan xilka haynno in aan...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay ka shaqeyn doonto sidii ay dib ugu soo celin lahayd karaamadii ay Soomaaliya ku lahayd caalamka, isagoo...
View ArticleXisbiyadda Somaliland oo Walaac ka Muujiyey Qodobbo ka mid ah Xeerka ay ku...
Xisbiyadda iyo ururadda siyaasadda ayaa si weyn uga qayliyey xeer ay dhowaan soo ansixiyeen labadda gole Baarlamaan, isla markaana madaxweynaha hor yaallo si uu u dhaqangaliyo, kaas oo ay sheegeen inay...
View ArticleWorkers across the European Union are staging a series of protests and...
General strikes in Spain and Portugal halted transport, businesses and schools and led to clashes between police and protesters in Madrid. Smaller strikes were reported in Greece, Italy and Belgium,...
View ArticleAl-shabaab oo weerar madaafiic ku qaaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay markale weerar madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan kuwa Kenye ee AMISOM. Weerarka...
View ArticleTurkey welcomes new Somali cabinet as important step
Ankara (Sh.M.Network)—Turkey says it welcomes a move by Somalia’s new prime minister to unveil a new cabinet last Sunday, who kept a delicate balance among rival clans as it tries to shake off years of...
View Article