Ahlu Sunna oo albabada isugu dhufatay masaajido badan oo ku yaala deegaanada...
Maamulka Ahlu Sunna Wajaamaca ee gobolada dhexe ayaa lagu eedeeyay inuu albaada u laabay isla markaasna uu xiray dugsiyo qur’aan iyo masaajiddo badan oo ku yaala deegaanada uu ka taliyo ururka Alhu...
View ArticleMid ka mid ah musharixiintii xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga...
Mid ka mid ah musharixiintii u tartamay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, ahna siyaasi caan ah oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya ayaa si kulul u weeraray faragelinta dowladaha IGAD ay ku...
View ArticleAskar ka tirsan ciidanka dowladda oo dilayshay nin ganacsade ah ka dibna...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in baaritaano ay muddo dheer wadeen ka dib ay ku soo qabteen amaba gacanta ku soo dhigeen seddex askari oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen...
View ArticleHeavy Fighting erupts in Bay region, south Somalia
MOGADISHU (Sh.M.Network)—Ethiopian forces in Somalia reportedly attacked on several military bases belonging to Al shabab militants in Bay region of southern Somalia, as they seek to open up the road...
View ArticleCiidamada Ethiopia iyo kuwa Dowlada oo saaka ku qamaamay Baydhabo iyo...
Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ayaa saaka waxay howlgalo baaritaano ah ay ka sameyeen xaafado dhowr ah oo ku yaala bartamaha magaalada Baydhabo. Ciidamada Dowlada ayaa sidoo kale waxay...
View ArticleCiidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay nin gawracay nin kale
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen nin gacan ku dhiigle ah, oo qeyb ka geystay nin dhawaan si arxandaro leh loo gawracay. Ciidamada Dowladda ee Magaalada Baladweyne ku...
View ArticleCabdinaasir Seeraar oo hadal xaqiiqo ah sheegay kana hadlay…
Afhayeenka maamulka Kumeel gaar ee magaalada Kismaayo Cabdinaasir Seeraar ayaa hadal rasmi ah oo taabanayo dad hanqaltaag ku jiro jeediyay ,kaasi oo durayo dad badan. Waxaa uu Mr Seerar si layaab leh...
View ArticleAbuu Muscab oo sheegay inay taariikh ku dhigeen diyaarad ay la socdeen wefdi...
Sheekh C/Casiis Abuu Muscab ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay qal qal xoogan geliyeen wefdi ka socda Ururka Goboleedka Igad, oo shalay soo gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka...
View ArticleXildhibaan C/Laahi Sheekh oo sheegay in dagaalo lagu hoobto ay dhex mari...
Xildhibaan C/Laahi Sheekh Ismaaciil ayaa wuxuu si kulul uu u weeraray Dowladda Kenya, oo ay muuqaneyso inay dano gaar ah ay ka lee dahay arrimaha Magaalada Kismaayo. Xildhibaan C/Laahi Sheekh Ismaaciil...
View ArticleCiidamada Dowladda Itoobiya oo weeraro culus kala kulmay Xoogaga Al Shabaab
Dagaalo culus ayaa waxay Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo Xoogaga Shabaab ay ku dhex mareyn meel u dhaxeyso Gobolada Baay iyo Bakool, waxaana ka dhashay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh. Xilli...
View ArticleAqoonyahan Baaq U jeediyey Baarlamaanka
Muqdisho ( Sh.M..Network ) –Engineer Maxamed Xasan oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada muqdisho oo la Hadley idaacada shabelle ayaa sheegey inuu ku faraxsan yahay isbadalada...
View ArticleDowladda Somaliya oo sheegtay in Ciidamada Militariga ay dhibaato daran ku...
Xilli maal mahaanba ay muuqanayeen dhibaatooyinka ay Ciidamada Militariga ka geysanayaan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayay xilligaan taasi qireyn Saraakiisha Dowladda. Gudoomiyaha...
View ArticleXildhibaan Eedeyn kulul U Jeediyey Dowladda Kenya iyo Raaskanbooni
Muqdisho ( Sh.M..Network ) –Xildhibaan Cabdalla xuseen Cali oo ka tirsan mudanyaasha Baarlamaanka Soomaaliya Gaar ahana kuwa ka soo jeeda Gobolasda jubbooyinka oo Wareysi Siiyey Idaacda shabelle Ee...
View ArticleShirkii Interpol Ee Ka Dhacay Roma oo looga hadley Arimaha Soomaaliya
Roma ( Sh.M..Network ) –Shirkaan oo ahaa mid heer caalami ah oo ay soo qabanqaabisey Interpol Booliska Aduunka isla markaana ay ka soo qeybgaleen in ka badan 160 dowladooda oo ka kala socdey dowladaha...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigtay Taliyihii Saldhiga Degmada Waaberi...
Dowladda Soomaaliya ayaan waxaan dhib badneyn ka soo qaaday inay xabsiga dhigto Taliyihii Saldhiga Booliska ee Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ee Maamulka Dowladda Somaliya. Dowladda Soomaaliya...
View ArticleCiidamada Dowladda oo Magaalada Muqdisho ku dilay Sarkaal buuxa oo ka tirsan...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Magaalada Muqdisho ku dileen Sarkaal sare oo ka tirsan Saraakiisha Gobolka Banaadir ee Dowladda Soomaaliya. Ciidamada Nabad Suggida iyo Ciidamada Booliska ee...
View ArticleDagaalo faraha looga gubtay oo ka dhacay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho...
Dagaalo faraha looga gubtay ayaa waxay xalay ka dhaceen inta u dhaxeyso Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dagaaladu ay geysteen khasaarooyin kala duwan....
View ArticleSawirro ku saabsan Ururka Umadda Hargeysa
Halkan ka daawo Sawirro qurux badan oo ay shabakadda Buraannews.com Qaybteeda Hargeysa idiibka soo diyaasiray Bannanbixii Ururka Umadda ee Smaliland
View ArticleHargeysa: Wasiir Xalay Kala Xidhay Jidka Wadnaha Caasimada
Wasiir ka mid ah xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay dhex tamashlaynayey suuqa Magaaladda Hargeysa, ayaa ku kacay fal dadkii arkayey ama maqlay la yaabeen. Wasiirkan oo...
View ArticleMagacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale”...
Ma aan jeclayn in aan ku dheeraado Qormooyinkan danbe, oo gebagebo ayaan iska taagnaaba. Bal se, xusuusta ayaa hadba meel xadantaynaysa, markaas ayuu dareenku u hollanayaa tuducyadii Hadraawi ee tawsta...
View Article