Explosion rocks Eastleigh,Kenya
NAIROBI (Sh.M.Network)—An explosion in a predominantly Somali neighbourhood of the Kenyan capital Nairobi on Wednesday injured at least one person, police sources said.“One person was injured when an...
View ArticleMadaxweyne Prof Xasan Sheekh Maxamuud Musiibo ku Tilmaamey Jarida Dhirta
MUQDISHO (Sh.M.Network)— Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud Oo shir Jaraa’id ku qabtey Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu ku soo hadal qaadey...
View ArticleFaransiiska Oo Soo Dhaweeyey Ansixinta Xukuumada Saacid
Paris (Sh.M.Network)— Afhayeen u hadley Wasaarada Arimaha Dibada Ee Dowladda Faransiiska ayaa waxa uu si weyn u soo dhaweeyey ansixinta Golaha Baarlamaanka ay ku meel mariyeen xukuumada cusub ee...
View ArticleAminsom Oo Dagaalkii ugu Horeeyey kula gashey Gobolka baay Ururka Al Shabaab
Baydhabo ( Sh.M.Network )—Ciidmaada Aminsom ee Dhawaan Gaarey Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxaa weerar ku soo qaadey Xarakada Alshabaab Ciidamada Alshabaab ayaa dhowr jiho ay ka soo...
View ArticleAbuu Mansuur Al-Amriiki oo Lagu Darey Liiska Argigixisada
Washington ( Sh.M.Network ) —FBI-ada Mareekanka ayaa sheegtey in dadka ay sida weyn u doon dooneysey ay ku dartey Liiska waxa ay mareekanka ugu yeeraan Argigixisida caalamiga ah cumar xamaami oo loo...
View ArticleFBI adds US Abu Mansour al-Amriki, to terror wanted list
WASHINGTON (Sh.M.Network)—The FBI said Wednesday it had added to its list of most wanted terrorists the American “rapping jihadi,” an operative for Somalia’s Al-Qaeda linked Shebab insurgents who uses...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay laba qaraxyo oo ka dhacay Magaalada Nairobi
Waxay warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan laba qaraxyo oo xalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya. Kadib markii laba qaraxyo xalay lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Ciidamada...
View ArticleDagaalo faraha looga gubtay oo Shabaab iyo Ciidamada Kenya ku dhex maray...
Dagaalo faraha looga gubtay ayaa waxay ka dhaceen duleedka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo ay Baardheere gacanta ku heyso Al Shabaab. Dagaaladaan ayaa waxay xalay ka dhaceen Deegaanka...
View ArticleSafiirkii Soomaaliya ee Suudaan oo wadno xanuun muddo yar haayay u geeriyooday
Waxaa xalay Magaalada Khartoum ee Caasimada dalka Suudaan ku geeriyooday Allaha u naxariistee Prof. Mahdi Abuukar Maxamuud, oo u geeriyooday wadno xanuun. Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Suudaan...
View ArticleDowladda Maraykanka oo liiska arggaaxisada ku dartay Abuu Mansuur Al Amiiki
Dowladda Maraykanka oo geed gaaban iyo mid dheerba u fuushay sidii ay gacanta ugu soo dhigi laheyd Cumar Xamaami, balse isu magacaabay Abuu Mansuur Al Amriiki, ayaa waxay ku dartay liiska argagaxisada....
View ArticleDowaladda Spian Oo soo Dhaweesey Ansixinta Xukuumada Cusub
Madrid ( Sh.M.Network ) — Dowladda Spian ayaa soo dhaweesey ansixinta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ay ku meel mariyeen xukuumada cusub ee Soomaaliya taas oo ay dowladda ku tilmaamtey Talaabo loo...
View ArticleXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Tallaabo horay loo qaaday ku Tilmaamya...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay dhaarinta inta badan xubnaha golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya ee uu soo dhisay ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shir-doon...
View ArticleDagaal Khasaare Geystay oo kooxo Beeraleey ah ku dhexmaray Deegaano ka tirsan...
Ugu yaraan afar qof oo beeraley ah ayaa ku dhintay sideed kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib dagaal ku dhexmaray deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellada hoose kooxo beeraley ah oo ku...
View ArticleRa'iisul-wasaaraha Masar oo Gaza Booqday
Hesham Kandi, RW Masar oo safar 2 saacadood qaatay ku tagay Gaza ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeynayso sidii ay xabad joojin u dhexmari lahayd Israel iyo Falastiiniyiinta Gaza.
View ArticleMedina: Saudis take a bulldozer to Islam’s history
Three of the world’s oldest mosques are about to be destroyed as Saudi Arabia embarks on a multi-billion-pound expansion of Islam’s second holiest siteAuthorities are building a mosque so big it...
View ArticleDeveloping Djibouti: An American Imperative
street scene in the near the central mosque in the capital of Djibouti: Missed potential for developing a Muslim country in the Horn of Africa The geographic extremities of any continent tend to...
View ArticleQaramada midoobey oo Soo Dhaweesey Xukuumada Cusub
New York ( Sh.M.Network ) —Bankimoon Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo isagoo New York jooga ka Hadley Golaha xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa waxa uu si weyn u soo dhaweeyey Qaabka Codka...
View ArticleMaxamed dheere Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Muqdisho
Muqdisho ( Sh.M.Network ) — Allaha U naxariistee Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere oo shalay ku geeryoodey Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Aas Qaran Loogu...
View ArticleIran Oo Sheegtey in ay furaneeso Safaadareeda Soamaaliya
Tehran ( Sh.M.Network ) — Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dowladda IRAN Cali Akbar Saalixi oo Todobaadkan gudhihiisa ku yimid magaalada muqdisho booqasho oo Maanta warbaahinta kula hadley Caasimada...
View Article