Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dagaalo khasaaro badan geystay oo ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha

Muddo kadib Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Al Shabaab ayaa waxay iskaga hor yimaadeen dagaalo culus, kaasoo ku dhex maray Deegaanka Ceelasha Biyaha. Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee...

View Article


Kenyan police arrests more people over killings in Garissa

GARISSA (Sh.M.Network)—Kenyan police detained dozens Suspected terrorists alleged killing of two police officers in northern Kenyan town of Garissa in the latest attacks to hit the restive region on...

View Article


Wasiir ka tirsan Dowlada Kenya oo xabsiga loo taxaabay

Josephat Nanok wasiir kuxigeenka wasaarada duur joogta ee waddankaKenyaayaa xabsi ku jira 12-kii saac ee lasoo dhaafay waxaana xarigiisa kasoo baxaya faah faahino kala duwan. Jimcihii shalay ayaa la...

View Article

Ciidamada Amisom iyo Ciidamada Dowladda oo ku dhaqaaqay Magaalada Jowhar, iyo...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom oo maal mahaanba ku sugnaa duleedka Magaalada Jowhar, ayaa waxay maanta ku dhaqaaqeen dhinaca Magaalada Jowhar....

View Article

Cudurka TB-da ee adkeysiga u yeelata daawooyinka oo aad ugu fideysa dalka...

Cudurka loo yaqaano TB-da ee ee awoodda iska caabinta u yeelata daawooyinka MULTI DRUG RESISTANT TUBERCULOSIS (MDR TB) ayaa si aad uga fideysa dalka Soomaaliya 22-kii sano ee burburka iyo dowlad...

View Article


Sheekh Shariif iyo Qoysaskiisa oo Muqdisho ka guuray

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo qoysaskiisa ayaa maalintii shalay gebi ahaanba isaga guuray magaalada Muqdisho.  Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,...

View Article

Dayacaada kajirta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka Lagu barto ee Magaalada...

Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ee ku yaalla Dalka Soomaliya gaar ahaan magaalooyinka ayaa waxa ay yihiin kuwa si aad ah u dayacan oo aan laga taxadarin goobaha lagu dhisayo. Inta badan dugsiyada...

View Article

Daawo Sawirada:Gaadiidka Xamuulka Qaado oo si xad kabax ah loo raro iyo...

Cidamada nabadgelyada wadooyinka Soomaaliyeed ayaa waxa ay eedeyn dusha uga tureen wasaarada Maaliyada Soomaaliyeed gaadiidka xamuulka ee lasaarao culeys kabadan kii loogu tala galay. Waxa ay...

View Article


Maqaal Xasaasi ah:- Maxaa Keena Is Qab Qabsiga Puntland?‏

Is qab qabsiga Puntland waa mid waqti ku astaysan iyadoo mudadii Puntland ay jirtay is qabsigu uu ahaa xiliga doorashada sida uu ka markhaati kacayo Madexweyne ku xigeen kii horey ee Puntland Mr...

View Article


Soomaalida kunool Dalka Switezrland oo saameyn weyn ku yeelan doonto go’aan...

Aqalka Sare ee Dalka Switzerland ayaa Maalintii shalay eheed waxa uu meel mariyay Mooshin ay horkeeneen Xisbiyada SVP, FDP und CVP oo lagula Macaamilo Doono Dadkaasi heysta Deganaashaha aan rasmiga...

View Article

Daanyeer basaasad Caano ah nuujiyay Shabeel yar ayaa Caalamka ka yaabsaday...

Hefei-Zoo waa Xarun lagu xanaaneeyo Xayawaanaadka kuna taal magaalada Anhui ee Koonfur Bari dalka China waxaana sanad kasta xeradaan ka dhaco mucjisooyin kala duwan oo shacab weeynaha Caalamka aad u...

View Article

Hooyda ugu yar iyo hooyada ugu weyn taariikhda inta la ogyahay.Tolow meeqa …..

Hooyadaayn lagu magacabo Lina Vanessa Medina ayaa waxa ay ku dhalatay September 27, 1939-kii xaafada Antacancha degmada Ticrapo ee dalka Peru,waxa ayna hooyo noqotay May 14, 1945 xilligaas oo ay ku...

View Article

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Degmada Kaxda Ee G/Banaadir ?

JUQURAAFI AHAAN HALKA AY KU TAALO DAGMADA KAXDA: Dagmada Kaxda waxa ay dhacdaa koonfur galbeed ee Gobolka Banaadir waxaana dhanka Galbeed ka xiga Dagmada Dharkeenlay, Sidoo kale waxaa dhanka koonfur ka...

View Article


Daawo Sawirada:Dowlada oo laga codsaday ın wax kaqabato Dhıbaatooyınka...

Colonel Cabdullaahi Cabdi Maxamud (Alkey) oo katirsan Saraakiisha Maamulka u sameyneyso goballada Jubbooyinka , deganna magaalada Doolow ee katirsan gobalka Gedo ayaa ka codsaday dowladafederalka...

View Article

Hooyo Soomaaliyeed oo gabadheedii midi ku jarjartay “Qiso Xanuun badan”

Gabar jirta 11-sano ayaa lagu soo waramayaa inay ku sugan tahay xaalada khatar ah markii hooyadeed ay ku jarjartay middi af-badan. Falkaasi wuxuu ka dhacay degmada Gigil oo hoos tagta magaalada Nakuru,...

View Article


Kulan Xasaası oo Goor dhow Barlamaanka Kuyeelanayaan Golaha Shacabka Looga...

Mudanayaasha barlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah saakay ka leh arimaha xeer-hoosaadka barlamaanka oo waayadan ay dood ka lahaayeen. Gudoonka barlamaanka ayaa sheegay in kulanka saakay...

View Article

Magaalada Muqdisho oo lagu toogtay laba ka mid ah Ciidamada Al Shabaab

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay dileen oo ay toogteen laba ka mid ah Ciidamada Al Shabaab, ee dilalka qorsheysan ka geysanaaya Magaalada Muqdisho. Ciidamada Dowladda Soomaaliy ee ku sugan...

View Article


Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo la dajiyay guri ku dhaw Madaxtooyada...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu si rasmi ah uu u degay Magaalada Kampala ee Xaruunta Wadanka Uganda. Madaxweynaha iyo qoyskiisa ayaa waxaa la dejiyay guri ku dhaw...

View Article

Al Shabaab oo ka hadashay weeraro madaafiic ah ay ku weerartay Magaalada...

Xoogaga Shabaab ayaa waxay markale ay madaafiic xoogan ay ku weerareyn duleedka Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose, iyagoo markaasi qal qal geliyay Ciidamada Dowladda Kenya. Ciidamada...

View Article

Dagaalo fool ka fool ah oo ka dhacay Degmada Ceelwaaq oo khasaarihii ugu...

Dagaalo fool ka fool ah ayaa waxay xalay ka dhaceen Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, kadib markii Ciidamada Xarakada Al Shabaab ay ku soo qaadeen weeraro aad u xoogan. Degmada Ceelwaaq oo ay gacanta...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>