Ciidamo Dhac geysanayay oo la qabtay waxii ay dhaceena laga celiyay
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay askar katirsan Dowlada Soomaaliya kuwaasi oo dhac u geysanayay gaadiid ay saaran yihiin dad shacab ah oo ku safrayay wadada isku xirta Muqdisho...
View ArticleCiidamada Dowladda iyo Amisom oo weerar culus kala kulmay Xoogaga Shabaab ee...
Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, oo maal mahaanba si tartiib tartiib leh ugu siqaayay Magaalada Jowhar, ayaa waxay weeraro culus ay kala kulmeyn...
View ArticleMedics: Death toll from Kenyan grenade attack rises to 7
NAIROBI (Sh.M.Network)—A grenade explosion has killed at least seven people and wounded another 29 in an explosion on a minibus in Nairobi. The blast followed several grenade attacks across Kenya...
View ArticleAmiirada Al Shabaab ee u gacan galay Ciidamada Nabad Suggida oo xaalad adag...
Amiirada Al Shabaab ee dhawaan u gacan galay Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa soo wajahday dhibaatooyin daran, oo la sheegay inay ka sheekeen doonaan. Agaasimaha...
View ArticleDegmada Labaad oo Alshabaab ay ka joogaan Gedo oo maanta loo qalabqaatay
Wararka ayaa ka helayno deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan maanta uu ka jiro degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ciidamada Dowlada Ethiopia ee ku sugan Gobolka Gedo iyo...
View ArticleMaxaa lagu xiray Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Hiiraan ?
Waxaa si rasmi ah xabsiga loogu taxaabay Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dhinaca Ammaanka Axmed Cabdalla Cusmaan (Axmed Inji), ka gadaal markii uu ku kacay fal aan wanaagsaneyn. Xilli...
View ArticleDowladda Somaliya oo Soomaalida Islii ugu baaqday inay isdejiyaan iyo Ciidan...
Wixii ka dambeeyay markii shalay galab uu qarax khasaaro badan geystay uu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya, ayaa waxay qal qal soo wajahday Soomaalida Nairobi. Soomaalida ku...
View ArticleMasuuliyiin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo la xeray maxay tahay sababta?
Wararka aan ka helayno Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe xabsiga loo taxaabay Gudoomiye ku xigeenka Dhanka amanka ee Gobolka Hiiraan Axmed Cabdalle Inji....
View ArticleWadahadal hoose oo u socda dowladda Soomaaliya iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys
Warar aanu ka helnay ilo ku dhow dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wadahadal hoose uu u socdo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee ururka Al-shabaab,...
View ArticleMadaxwene Xasan Sheekh oo isbedel siyaasadeed sameeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamud Culusow ayaa isbedel siyaasadeed ka sameeyay xafiisyada Villa Somalia iyo safarrada madaxda dowladda. Waxa uu Madaxweyne...
View ArticleKulan Looga Hadlayey Dhibaateynta Dadka Soomaalida
Nairobi ( Sh.M.Network )— Kulankan ay wadayeesheen Mas’uuliyiinta Dowladda Kenya iyo Mas’uulyiinta Dowldda Soomaaliya ayaa manata ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya kulanka ayaa looga...
View ArticleWadayaasha Gaadiidka Birta Culus Oo ka Cabanaya Mas’uulyiinta Shirkadaha
Muqdisho ( Sh.M.Network )— Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka birta culus oo la soo xariirey Shabelle ayaa waxa ay si weyn kaga cowdeyn mas’uulyiinta shirkadaha ajaaniibta ah ee ka howl gala Dekada...
View ArticleSomalia’s security gains under threat
Tuesday, November 20, 2012 By Katrina MansonFarah Abdulsamed was tucking into two symbols of Somalia’s nomadic and colonial heritage – camel steak and spaghetti – when a more pressing symbol of its...
View ArticleEthiopia’s Somali refugee camp becomes world’s second largest
Sudan Tribune Tuesday, November 20, 2012 By Tesfa-Alem Tekle November 19, 2012 (ADDIS ABABA) – The number of Somalia refugees sheltered at Ethiopia’s Dollo Ado refugee camp has hit a record high of...
View ArticleSomali President strongly condemns the horrific terrorist grenade attack in...
MOGADISHU (Sh.M.Network)—The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sh. Mohamud strongly condemns the horrific terrorist grenade attack, which took place Sunday 18th of November 2012...
View ArticleResidents react to erratic blasts, silence bustling Eastleigh
Tuesday, November 20, 2012 By Peter Opiyo Police dogs attack a man found stealing from ethnic Somali homes during the second day of skirmishes in the Eastleigh neighbourhood of Kenya’s capital...
View ArticleXaaladda Islii oo Saaka Dagan iyo Ganacsigii oo Dib u Furmay
Waxaa saaka xaalad deganaan ah laga dareemayaa xaafadda Islii oo labadii maalmood ee ugu danbeeyay ay ka jireen rabashado u dhexeeyay Soomaalida degan xaafadda iyo dad ka careysan qaraxii ay dadka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo si adag u Cambaareeyya weerarkii ay dadka rayidka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay weerar bambaano oo Axaddii lagu qaaday gaari kuwa rakaabka qaada ah oo marayay bartamaha Nairobi, weerarkaas oo ay ku dhinteen...
View ArticleCorrupt Commission Pushes Somaliand to the Brink of Political and Security...
As seemingly eternal conflicts and unrelenting insecurity engulfed central and southern regions of Somalia for more than 2 decades, Somaliland has been enjoying relative peace and stability since 1998....
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Safar Kedisa Ku Tagay Magaalada Borama &...
Waxaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyada oo aanay shabakada caalmiga ah ee...
View Article