Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Kulan Looga Hadlayey Dhibaateynta Dadka Soomaalida

$
0
0

Nairobi   ( Sh.M.Network )— Kulankan ay wadayeesheen Mas’uuliyiinta Dowladda Kenya iyo Mas’uulyiinta Dowldda Soomaaliya ayaa manata ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya kulanka ayaa looga hadlo dhibaatooyinka loogu geesto dadka Soomaalida eek u nool Dalkaasi Kenya.
Kulanka oo ay soo agaasimtey Dowladda Kenya ayaa muhiimadiisu waxa ay aheyd ka hadalka mashaqada iyo dhiibaatooyinka labadii maalin ee la soo dhaafey ka dhacay xaafada islii ee Soomaalida ku badan tahay  ayadoo Soomaali badan lagu xirxirey kuwo kalena lagu diley .
Madaxdii Kenya ee halkaasi ka hadashey ayaa waxa ay cudur daar ka bixiyeen wixii dhibaato ah ee labadii maalin la soo dhaafey soo gaartey Dadka Soomaalida ee Islii lagu dhibaatteeyey .
Mudanaha Laga Soo Doorto Akuje Yuusuf Xasan Cabdi oo halkaasi ka Hadley ayaa waxa uu sheegey in shacabka soomaaliyeed ay yihiin shacab jecel nabad isla markaana aysan ka dambeynin ayaga dhibaatadii ka dhacdey Islii sidaasi daradeed ay Dowladda Kenya ay il gooni ah ku eegi doonto Soomaalida ku sugan Gudaha Kenya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>