Dhaqanka iyo Hiddaha #135
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkana waxan kaga hadlaynaa isla suugaantii Ergada iyo Ergeynta
View ArticleXabad-joojin la Dhex-dhigay Israa'il iyo Falastin
Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday xabad-joojin u dhaxeysa Falastiiniyiinta iyo Israel taasoo dhaqangalaysa caawa 9-ka habeennimo ee saacadda magaalada Gaza.
View ArticleGabayga: Misaal Adduun
Gabaygaan oo magaciisu yahey “Miisaal Adduun” waxa uu bixinayaa tusmo iyo tusaalooyin nolosha adduunyada. Waxa uu taabanayaa arrimaha dalka oo ay la degtey nabad la’aan baahsan, barakac iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Dowladda Britain ku wareejiyay dhulkii ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey Xarunta Villa Somalia Wafdi ka socday United Kingdom (UK) Kuna wareejiyay dhulkii ay ka dhisan lahayeen...
View ArticleDowladda Somaliya oo diiday in damiin lagu sii daayo Wariyihii Idaacada...
Iyadoo Dowladda Somaliya ay maanta xabsiga dhigtay Wariyihii Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxay diiday inay damiin ku sii deyso. Wariye Ibraahim Maxamed Aadan...
View ArticleXisbiga Talada Somaliland Haya Oo Maanta Si Ballaadhan Ugu Soo Baxay Geba...
Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa si balaadhan ugu dabaal degay maanta Kaltankii uu u lahaa ee Ololha Doorashada Deegaanka Somaliland, kaas oo uu maanta soo geba gabeeyey, waxaanuu...
View ArticleSomaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Ciidanka La Siinayo Tarajooyinka Kala Saraynta
Somaliland ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga ay Ciidamadeeda siinayso darajooyinka kala saraynta oo tan iyo intii ay Somaliland jirtay la sugayey, isla markaana ay hadal haynteedu socotay bilihii ugu...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Taageerayaasha Kulmiye Kala Hadlay...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinaysay marwadiisa iyo xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda oo kala ah wasiirada wasaaradaha Caafimaadka,...
View ArticleKomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Qodobo Soo Saaray Kana Hadlay...
Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyeen in Hal todobaad uu ka hadhsan yahay maalinta si rasimiya ay bilaabmayso Codbixinta Doorsahda, sidaasina waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed maanta ka soo...
View ArticleWAR DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa weerar ku qaaday guriga Gudoomiyaha...
Kooxo hubeysan ayaa waxay goor dhaw oo caawa ah ay weerar ku qaadeen Guriga Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose. Raggaan ayaa waxay marka hore ay bambo gacmeyd ay ku...
View ArticleGuddida Diiwaan Gelinta Ururrada Oo Ka Hadlay Sida Ay U Kala Saari Doonaan...
Guddoomiyaha Guddida Diiwaan gelinta Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa maanta kulan la yeeshay Qaar ka mid ah Salaadiinta Somalland, kuwaas oo ay ka wada hadlayeen sidii Guddida loola qaadan lahaa...
View ArticleKooxo Dhac Iyo Dhaawac Ugaystay Rakaabsaarnaa Gaari Safar Ahaa Oo Laqabtay
Ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ee Dagmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa xiray kooxo sida lasheegay in ay fuliyeen howlo aamnka liddi ku ah Dhalinyaradana ayaa lagu soo ee deeyay...
View ArticleWar-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kullan Albaabadu U...
war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland, waxaanu u dhignaa sidan:-“Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay...
View ArticleMaxaa Kala Socotaa Xiliga Sida Rasmiga loo furi Doona Safaarada Britain ee...
Xiriirka dibloomaasiyadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Britain ayaa lagu wadaa inuu sii xoogeysto kaddib markii shalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wafdi...
View ArticleKenya Raila Odinga oo maanta soo gaaray Xaafad Islii si xoogana kaga hadlay...
Ra’isul Wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta soo gaaray xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii, isagoona sheegay inuu aad uga xun yahay waxii ka dhacay xaafada. Waxaa uu uga...
View ArticleDaawo Sawirada Gawaari la yaab leh ah oo laga isticmaalo gudaha Soomaaliya...
Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka Somalia waxaad ku arkeysaa gawaari cajiib ah oon filayo in aysan jirin meelo kale oo dunida laga isticmaalo marka laga reebo Gudaha Soomaaliya ay...
View ArticleMaxa Ka Soo Baxay kulankii xasaasiga ahaa ee Golaha wasiirada maanta Yeesheen
Kulankii ugu horreyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kullankan oo uu shir guddoominaayay ra’iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon waxa looga hadlay...
View ArticleDaawo Sawirada: Meydka Amiir katirsan Al-Shabaab ,Dagaalyahano kale iyo Hub...
Waxaa goordhaw Xarunta Hay’ada Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Dagaalyahano badan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab iyo hub kadib markii Ciidamada Nabad sugida ay Howlgalo...
View ArticleTaliyaha Qaybta Boliska Gobalka Mudug Ee Puntland Oo Ku Baaqay In La Adkeeyo...
Taliyaha Qaybta Buliska Gobalka Mudug E puntland Jaamaca Maxamed Axmed Sandaqad oo kulan layeeshay qaybaha Bulshada goblka mudug ayaa kubaaqay in adkeeyo amaanka isla markaana shacabku ay la...
View ArticleNoloshii oo Tartiibtartiib ugu Soo Noqoneysa Gaza
Xaladda Magaalada Qaza iyo dhulka ku dhow dhow ee Israel ayaa caadi ku soo noqoneysa, ka dib todobaad ay duqeymo ka socdeen, waxaana hirgashay xabadjoojintii ay dhinacyada ku heshiiyeen
View Article