Waxaa goordhaw Xarunta Hay’ada Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Dagaalyahano badan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab iyo hub kadib markii Ciidamada Nabad sugida ay Howlgalo kasameeyeen Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.