Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Dad rayid ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

$
0
0

Boosaaso (Sh.M.Network)—Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay labo ruux oo mid kood uu ahaa nabadoon laga yaqaano Magaaladaasi.
Goobjoogayaal lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi ay fuliyeen labo ruux oo ku hubeysnaa Basoolado, kuwaasi oo dilka kaddib goobta ka baxsaday.
Goota uu ka dhacay dilka ayaa waxaa soo gaaray Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Puntland, kuwaasi oo durbadiiba halkaasi ka bilaabay howlgallo lagu goobayo kooxihii ka danbeeyay dilka labadaasi ruux ee rayidka ahaa.
Itii uu howlgalka socday ayaa Ciidamada maamulka Puntlan waxaa la sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dad lagu tuhmayo in ay ka danbeeyeen dilkaasi.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>