Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Ururka RAYS oo maanta soo geba gabeeyey Kaltankiisii Ololaha Doorashada Deegaanka Somaliland (Sawirro)

$
0
0

Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Rays Ayaa Maanta Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargeysa Kusoo Bandhigay Cududa Taageero Ee Ay U Hayaan Ururka Rays, Sidoo Kalena Wacdaro Aan Hore Loo Arag Kusoo Khatimay Maalintoodii Ugu Dambaysay Olololaha








Gudoomiha Gobolka Maroodi-Jeex Ee Urur Siyaasadeedka Rays C/Risaaq Ismaaciil Maxamed (Kildhi) oo la hadlay dadka taageerayaahooda ah, ayaa  Mahad-Naq Balaadhan Usoo Jeediyay Dhamaan Taageerayaasha Ururka Rays Sidoo Kalena Si Gaar Ah Ugu Mahad Naqay Murashixiinta Ururka Rays Oo Uu Sheegay Inaanay La,Aantood Waxba Suurto Galeen Isaga Oo Ku Tilmaamay Inay Yihiin Adimada Uu Ururku Ku Talaabsado Waxa Kale Oo Uu Gudoomiyuhu Xusay In Ay Maaalintii Codbixinta Ka Hadhsanyiin Maalmo Aad U Yari Isaga Oo Taageerayaashana Ugu Baaqay Inay Baraarugaan Oo Diyaar Garoobaan.
Gudoomiye Ku Xigeenka 1-Aad Ee Ururka Rays Ahna Musharax U Tartamaya Golaha Deegaanka Aaden Axmed Cilmi (Dhoolayare) Oo Isaguna Madashaasi Hadal Kooban Kasoo Jeediyay Ayaa Ku Dheeraaday Waxyaabaha Uu U Taaganyahay Ururka Rays Waxaanu Yidhi “Ururka Rays Wuxuu U Taaganyahay Taageerada Danyarta Bulsho Waynta Somaliland Ilaahay Idankii Waxaan Rajaynaynaa Inuu Ururka Rays Noqdo Kii Soo Baxa, Ururka Rays Waxa Kaliya Ee Maanta U Hadhay Waa Wakhtiga Oo Kaliya Wuu Kusoo Bixi Doonaa Xisbi Hadii Ilaahay Yidhaahdo Murashxiinteenuna Way Guulaysan Doonaan Ilaahay Idankii”
 
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>