Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Odinga: Dadka Gaarisa waa in Magdhow la Siiyaa

$
0
0

Ra’iisul-wasaaraha Kenya Raila Odinga, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Gaarisa oo toddobaadkan ay ka dhaceen rabshado ay ku lug lahaayeen militariga Kenya. Ciidanka ayaa lagu eedeeyay inay gubeen Suuqii Gaarisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>