Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Ruwaayadii la magac baxay Talooyinkii Toora-Boora oo qeybo cusub lagu soo kordhiyay

$
0
0

Ruwaayadii xiisaha laheyd ee mudooyinkan dadka ka daba dhaceen ee Toora-Boora ayaa lagu soo kordhiyay qeybo cusub, oo ka hadleysa xaalada dalka Soomaaliya, gaar ahaan fikiradaha la soo minguuriyay ee dhalinyarada lagu marin habaayay.
Fikrada Ruwaayadan oo xambaarsan talooyin muhiim ah, oo ku socota dhalinyarada iyo sida xilligan looga dhigtay xaabo lagu shito colaada ayaa Ururka u dooda xuquuqda Dhalinyarada Soomaaliyed ee SYAO uu u qaaday sidii dhalinyarada looga wacyi gelin lahaa dhibaatada heysata, kuwa lagu maleego naftooda ee loogu qanciyo inay is qarxiyaan dad aan waxba galabsan u laayeen, iyagoo fikirkado shisheeye iyo dano qaas ah oo ragg daah gadaashiis ku jira fulinaya.
Hadaba Linkigan hoose bal ka daawo qeybaha Ruwaayadan ka kooban tahay oo ah ilaa 7-qeybood:-
Halkan ka daawo
 
 
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>