Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dowladaha Talyaaniga iyo Masar oo Dadaal ugu jira sidii ay u Fashilin...

waxaa la filayaa 23-ka bishan Magaalada London lagu qabto shir loogu yeeray dib heshiisiin, waxaana la filayaa in loo qabto qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana shirkaani...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la...

View Article


Ruwaayadii la magac baxay Talooyinkii Toora-Boora oo qeybo cusub lagu soo...

Ruwaayadii xiisaha laheyd ee mudooyinkan dadka ka daba dhaceen ee Toora-Boora ayaa lagu soo kordhiyay qeybo cusub, oo ka hadleysa xaalada dalka Soomaaliya, gaar ahaan fikiradaha la soo minguuriyay ee...

View Article

Ruwaayadii la magac baxay Talooyinkii Toora-Boora oo qeybo cusub lagu soo...

Ruwaayadii xiisaha laheyd ee mudooyinkan dadka ka daba dhaceen ee Toora-Boora ayaa lagu soo kordhiyay qeybo cusub, oo ka hadleysa xaalada dalka Soomaaliya, gaar ahaan fikiradaha la soo minguuriyay ee...

View Article

Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil.

Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama...

View Article


Midnima La’aantiina Roadmap , Shirka London, Iyo Mid Kalaba Waa Faashil.

Idinkaa mooday mooyee weligood saaxib idinlama noqon, waxay saaxib u ahaayeen dantooda , Ingriiska Hargaysa saaxib lama noqon ,Talyaaniga koofur saaxib lama noqon, haddeer Amisom Muqdisho saaxib lama...

View Article

Maan maran iyo maqaam muran!

Maan maran iyo maqaam muran! Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Feb 02 2012   “Yaa miyir qaboo Maas “Amaah” la weediiyaa!” yey murti leedahay, hubaal in maanku yahay hagaha xubnaha jirka, miyirkuna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil Soomaaliyeed oo dabaq ku yaal magaalada Oulu ee dalka Finland ka soo...

Magaalada Oulu ee dalka Finland booliska ka hawlagala ayaa sheegay in gurigi ku yaal deegaanka Toppila ee magaaldaas oo Lix dabaq ah uu ka soo dhacay wiil Soomaaliyeed oo 19 jir ah. Warbixinta...

View Article


Wiil Soomaaliyeed oo dabaq ku yaal magaalada Oulu ee dalka Finland ka soo...

Magaalada Oulu ee dalka Finland booliska ka hawlagala ayaa sheegay in gurigi ku yaal deegaanka Toppila ee magaaldaas oo Lix dabaq ah uu ka soo dhacay wiil Soomaaliyeed oo 19 jir ah. Warbixinta booliska...

View Article


Somali History Haji Ibrahim Nour Jama

Waa Taariikhdii Xornimada Somaliyeed oo cod ,raali ka ahaada haddii mararka qaarkood codku kala go’go waayo cajal type ah baan dib uga qabanay.waxa waraysiga qaaday Mahamed Osman Dhiirane sanaddii...

View Article

Raysal Wasaaraha DKMG ayaa marki u horeysay ka hadlay arrigtidiisa ku wajahan...

View Article

Todobaadka iyo Aragtida Dadweynaha Burco

 

View Article

ASTAADKOO KU CAYNSHIYO ANOO KU CAFA MOOYAANE WALEE CAAFIMAAD UMA FADHIDID...

Ugu horayn waxan halkan hambalyo aan lasoo koobi karin uga dirayaa dhamaan mujtamaca reer somaliland gudaha iyo Dibedaba, hambalyo midaas la mida waxan u dirayaa bahweynta saxaafada reer somaliland ee...

View Article


Somaliland Enemies Number One By: Ahmed Jamac Hure

Islaan faalisa oo reer Balidhiig ah ayaa ii sheegtay in sanadka 2012 aan helaayo UK Lottery Jackpot. Maansho Alla, lacagta badh ayaan ku caawinayaa Dawladda Somaliland. Magaalada Burco, halkii ay ahaan...

View Article

Tacsi Loo Dirayo Dhamaan Ehelkii uu Ka Geeriyooday Ashkir Cabdi Jiijiile,

Norwayd:(GMN) Dhaman Reer Farah Ciye Abdille haaji shekh ahmed mohamed farah dr abdicasiis abdi farah cali abdulahi abdi farah hamdi shekh abdi farah Abdulqadir shekh abdi farah Muxumed hassan farah...

View Article


Munaasabad lagu xusay 20-guurada Isbitaalka Keysaney iyo Saallo qaliin casri...

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay sanad guuradii 20aad ee aasaaskii isbitaalka Keysaney isla markaana xariga looga jarayey saalo qaliin (OT) cusub oo casri ah ayaa waxaa lagu qabtey Isbitaalka...

View Article

siyaasada turkiga ee somalia

dalka turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya yurub iyo asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa syria ciraaq iyo iran halka wadamo kale dhinaca waqooyiga...

View Article


SOMALIA FAMINE ENDS, BUT SITUATION STILL DIRE

FAO’s new Director-General prioritizes Horn of Africa : 3 February 2012, Nairobi – The United Nations declared an end to famine conditions in Somalia today, but warned that with recurrent droughts in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay duleedka deegaanka Raage...

Deegaanka Raage Ceele wararka laga helayo ayaa sheegaya in halkaas uu ku dhexemaray iska hor-imaad hubeysan dadka deegaanka iyo xoogagga al Shabaab. Iska hor-imaadkan oo ka dhacay deegaanka Buulo Xoor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad nooca aan duuliyuhu la socon oo ku soo dhacday meelo u dhow xero...

Xerada Qaxootiga Badbaado ee magaalada Muqdisho duleedka ayaa la soo sheegayaa inay ku soo dhacday diyaarad ka mid ah diyaaradaha wax burburiya ee aan duuliyuhu la socon (Drone). Afhayeenka Ciidamada...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>