Waa Taariikhdii Xornimada Somaliyeed oo cod ,raali ka ahaada haddii mararka qaarkood codku kala go’go waayo cajal type ah baan dib uga qabanay.waxa waraysiga qaaday Mahamed Osman Dhiirane sanaddii 1982,waana waraysi ka hadlaya taariikhdii guud ahaan Somali-Weyn iyo gaar doorkii Xaaji Ibraahim Nuur oo ah ninkii Somaaliyeed ee saxeeyey xornimada Somaliyeed British Somaliland ahaana aasayaaashii xisbigaydii..
Waa taariikhdii waqtigii gobonimadoonka Somaliyeed iyo doorkii ay ku lahaayeen reer Awdal,waxa waraysiga qaaday mahamed Osman Dhiirane waa farsamdaii Hawlwadeenada www.awdalpress.com,waxana na siiyey sawirka iyo ogalaashaha nashrinta codka Xaji ibrahim Nuur wiilkiisa Aqoonyahan:C/kariim Xaji Ibrahim Nuur
↧
Somali History Haji Ibrahim Nour Jama
↧