Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Baarlamanka Somaaliya oo loogu Hanjabey in Cunaqabatayn la Saari doono Haddii...

Waxaa Dalka Jabuuti weli ka socda Shirkii ICG oo ah Wadamada Daneeya Arrinta Soomaaliya ayaa arrimihii laga hadlay waxaa ka mid ahaa Road Map-ka. Shirkan oo ay ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha...

View Article


Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Oo Lagu Soo Gebagebeeyay Jabuuti

Shirkii Kooxda xiriirka caalamiga ah ee ICG ee ka soconayey magaalada Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebogebeeyey ayadoo dhinacyadii ka qeybgalayna ay isla gaareen go’aanno dhowr ah....

View Article


Siyaasiyiinta Iyo Shacabka Rer Somaliland Oo Si Wadajir Ah U Raali Galiyay...

View Article

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah oo maanta lagu soo gaba gabeeyay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Shirka ICG oo shalay iyo...

View Article

Shirkii ICG oo lagu soo gabo gabeeyey Djibouti (Daawo-Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Shirka ICG oo shalay iyo...

View Article


Ciidamada Dowladda oo maalintii 3aad wada howl galo dadka degan guryaha...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii 3aad ka wada Magaalada Muqdisho howl galo ballaaran oo dadka degan guryaha hantida guud looga saarayo, kadib markii ay dhamaatay mudadii horay Dowladda u...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo oo Ethiopia Tagey

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xiriirka labada dhinac uu mad-madow ka jiro, sida warbaahinta Somaliland qaarkeed ay xiliyadan...

View Article

Djibouti: Shirkii ICG oo soo Gababoobay

RW Somalia ayaa sheegay in waxyaabaha kulankaas lagaga hadlay uu ka mid ahaa shirka London, sidii KMG loo dhameyn lahaa iyo nabad gelyada. Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhamaan intii ka qeyb...

View Article


Barnaamij Gaar ah: Shirka London

Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya waxa laga fili karo shirka London ee Soomaalida loogu qabanayo dalka Britain dhamaadka bishan. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article


Bacadlhii Xamar-weyne oo DKMG ah lagu Wareejiyey

Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa guddoomay furihii dhismihii weynaa ee Bacadlihii degmada Xamar-weyne ee gobolka Benaadir. Madaxweynaha ayaa u mahad celiyey dadkii hayey dhismaha, waxana uu u...

View Article

Shirka London: shirqool iyo luggooyo:by Bashir M. Hersi

Sida qarankii u qallibmay, waxaa Soomaaliya loo qabtay dhawr shir, dhammaan ku suntanaa nabadeyn, waxaase jiray qaar loogu yeeray wadatashi, aanse nabaddu marna ka marnayn, dabcan nabaddu waa nudubka...

View Article

Golaha wasiirrada oo maanta ka shiray amniga Muqdisho

Golaha wasiirrada ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya oo shiraya Muqdisho:- Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli...

View Article

Somalia: Prime Minister discusses the TFG Policy and Strategy

Somali Prime Minister Dr. Abdiweli Mohamed Ali Mogadishu:- Press  Release- The Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali had a meeting with AU, IGAD and East African Community Representatives...

View Article


Daawo: Quruxda gabdhaha Soomaaliyeed ee wax ka barta Wadanka Turkiga

Dowladda Turkiga ayaa waxay abaal weyn ay u gashay shacabka Somaliyeed, iyadoo Dowladda Turkiga si rasmi ah ugu soo gurmatay shacabka Somaliyeed, iyadoo dhinaca walbana ka taageertay. Taageerada ay...

View Article

AMISOM to implement $4.5M projects in Mogadishu

Wafulu Wamunyinyi Mogadishu: PRESS RELEASE- The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has announced that it will be spending over $4.5 million on a series of projects meant to improve security and...

View Article


Islamist bomb attack toll in Somalia rises to 15

Suicide car bamb attack in Mogadishu AFP - At least 15 people were killed by a suicide bomber from the Al-Qaeda linked Shebab, officials said Thursday, as details emerged of the heavy blast in...

View Article

AMIOSOM oo Mashaariiic ka Bilaabaysa Muqdisho

Kuxigeenka ergayga Midowga Afrika, Wafula Wamunyiyi ayaa sheegay in AMISOM ay bilaabayso mashaariic ku kacaya 1 million oo dollar. Wamunyiyi ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay...

View Article


Baarlamaanka UK oo ka doodaya Soomaaliya

Dood ku saabsan Soomaaliya ayaa hadda ka socota baarlamaanka Britain. Waxaa looga hadlayaa sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada Soomaaliya.

View Article

Baarlamaanka UK oo ka doodaya Soomaaliya

Dood ku saabsan Soomaaliya ayaa hadda ka socota baarlamaanka Britain. Waxaa looga hadlayaa sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada Soomaaliya.

View Article

Barnaamij: Shirka London Q-4aad

Waa Qeybtii afraad ee ugu danbeysay barnaamijyada aan uga hadlayno shirka London ka dhacaya iyo waxaa la filan karo inay ka soo baxaan. Qeybtan waxay ku saabsan tahay qodob la filayo in shirka looga...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>