Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo reer Xaashi Siyaad Cadde
Waxaa dhmmaan dadka hoos ku qoran tacsi tiiraanyo leh ey u diryaan qoyskii iyo eheladii ey ka baxday marxuumad hooyo Faadumo Xaashi Siyaad cadde oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka...
View ArticleEgypt:Mudaaraadyo ka Dhacay Mar Kale
Kumanaan Dadka reer masar ah ayaa socod ku tagay dhismaha Wasaradda Difaaca ee Magaalada Qaahira jimcihii shalay, si ey uga dalbadaan hogaamiyeyaasha Milatariga ee dalkaasi inay awoodda iska...
View ArticleSafiir Ameeriko oo ku dhaawacmay shil gaari ka dhacay Magaalada Nairobi
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa shalay gelinkii dambe uu ku dhaawacmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, kaasoo dhaawiciisa la dhigay Isbitaal ku yaal...
View Article” U dulqaadan mayno in wadada wadaagsina dadka lagu laayo, wadada Hobyana ay...
Gaalkacyo(puntlandi.com);- Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee gudaha iyo hareeraha Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.Guddoomiyaha...
View ArticleFanaanada ugu da’da yar fanka Somalia oo sameysay !!!
Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama...
View ArticleDr. Linda Degutis “Mareekanka Dumarka & ragga isku si ayaa loo kufsadaa”
Kufsiga lagula kaco haweenka inta badan marka la maqlo waxaa ku soo dhacaya qof kasta dalalka dunida sadexaad gaar ahaan Afrika & Aasiya, iyadoo meesha laga saaro in arinkaasi uu ka jiro wadamada...
View ArticleMukhaadaraadka Internet-ka
Markii aaan maqalno burburka soomaaliya ama mukhaadaraad waxaa qof walba oo Soomaali ah ama aan soomaali aheyn qalbigiisa ku soo maaxan kara burburkii guud iyo nidaamkii dowladda soomaaliya oo meesha...
View ArticleDagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay Magaaladda Baladweyne iyo Maamulka...
Dagaalo ayaa waxay xalay ka dhaceen Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalada ay soo qaadeen Ciidamadda Xarakada Al Shabaab oo ku hubeysan qeybaha kala duwan ee hubka. Dagaalada ayaa...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo la-qorsheeyay in halmar lagu qaado dagaalo halaambey...
Dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ayaa waxay go’aan adag ay ka qaateen Xoogaga Shabaab, waxayna isku afgarteen in si deg deg ah looga sifeeyo qeybaha kala duwan ee dalka Soomaaliya oo dhan....
View ArticleDowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in goor dhaw uu qabsoomi doono shirka...
Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay inuu dadaalo xoogan uu ugu jiro, sidii looga bixi lahaa marxalada adag ee xilligaan ka jirta gudaha dalka Soomaaliya, isagoo mid lagama maarmaan ah ku...
View ArticleWasiiro cul culus oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqay inay u...
Kadib markii Xarakada Al Shabaab ay qiratay inay ku biirtay Ururweynaha Al Qaacida, ayay taasi go’aan cad ka qaadatay Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, inkastoo ay sheegtay inaysan waxba soo kordhin...
View ArticleCiidamadda Dowladda Kenya iyo Xarakada Al Shabaab oo markale dagaalo faraha...
Dagaalo xoogan oo khasaaro xoogan ayaa waxay maanta dhex mareyn Ciidamadda Xarakada Al Shabaab iyo Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kenya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Soomaaliya....
View ArticleDagaal culus oo magaalada beledweyne ku dhexmaray Dooxada shabeele iyo...
Beledweyne-hobyonet) Dagaal faraha looga gubtey ayaa waxaa uu ka soconayaa xaafad ka tirsan magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaasi oo ay ku dagaalamayaan ciidanka Dooxada shabeelle oo...
View ArticleAndrew Micheal Baa Garowe Ka dagay Somaliland-na Safiir ku Xigeenka Ethiopia...
Dood Ay BBC-da u qabatay Xilibaano ka tirsan Somaliland oo ku kala aragti duwan ka qeyb galka Shirka London Ee la rajeeynayo 23 Feb ka qabsoomo Magaalada London ayaa waxaa ay xilibaanadu Dood kulul...
View ArticleCiidamadda Dooxada Shabelle oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalada culus ee ka...
Ciidamadda Maamulka Dooxada Shabelle ayaa waxay ka guuleysteen dhinacyadii maanta kula dagaalamay Galbeedka Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dhinaca kalana ay dagaaladu geysteen...
View ArticleBuug ka hadlaya xuquuqda caruurta
Dhawaan waxa la soo saaray buug ku qoran afka Soomaaliga oo ka hadlaya Axdiga caalamiga ee xuquuqda caruurta, gaar ahaan dhibaatooyinka xagga xuquuqa ee heysta caruurta Soomaaliyeed.
View ArticleBuug ka hadlaya xuquuqda caruurta
Dhawaan waxa la soo saaray buug ku qoran afka Soomaaliga oo ka hadlaya Axdiga caalamiga ee xuquuqda caruurta, gaar ahaan dhibaatooyinka xagga xuquuqa ee heysta caruurta Soomaaliyeed.
View ArticleBarn. Hambalyada iyo Heesaha
Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqashaan warqaddaha tahniyadaha iyo heeso macaan oo isugu jira kuwii hore, dhexe iyo kuwa cusub.
View ArticleMartida: Prof. Afyare Cabdi Cilmi
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo barre ka ah jaamacadda Qatar kana hadlaya midowga Al-shabaab iyo Alqaacida.
View ArticleCawayska Washington
Barnaamijka Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo kale duwan oo xiiso badan.
View Article