Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo reer Xaashi Siyaad Cadde

$
0
0

Waxaa dhmmaan dadka hoos ku qoran tacsi tiiraanyo leh ey u diryaan
qoyskii iyo eheladii ey ka baxday marxuumad hooyo Faadumo Xaashi Siyaad
cadde oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Qaraabadan ayaa tacsida diraya ayaa kala ah:

Salaad Nuur dheere
Caasha jicmaale cali
Dahabo nuur dheere
iyo dhamman reer nuur cali caraale iyo reer jimcaale cali caraale
Aamina takar faarax
salaado takar faarax
xaawo takar faarax
Jamhuuriya Yabarow faarax
Jamaal yabarow faarax
Ceyni maxamuud jeyte
Suuban wacays dubbad
Cali mahad Axmad Feyte
Cabdi qadar axmad feyte
Barliin Axmad feyte
Asiili Axmad feyte
Maxamad nuur warsame
Engineer Xassan axmad maalin
Deeqo nageeye cali
Deeqo Axmad maxamuud

Dhammaan qaraabadan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xukun
Yabarow faarax oo ey hooyadeed ku geeriyootay magaalada nairobi ee kenya
waxaa leenahay samir iyo iimaan ilaahey ha naga siiyo

AAAMIN AAAMIN AAMIN


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>