kitaabka ducooyinka &adkaarta sh c/raxiim abuu ceyneyn - 6
kitaabka ducooyinka &adkaarta sh c/raxiim abuu ceyneyn - 6 kitaab,muxaadaro ,wacdi.soomaali From: AliMnuur Views: 1 0 ratings Time: 14:22 More in Education muxaadaro:
View ArticleDKMG oo Dalbatay in Cunaqabateyta Hubka laga Qaado
DKMG ayaa dalbatay in cunaqabteynta hubka laga qaado si ay isaga difaacdo kooxda al-Shabaab oo haatan la midowda ururka Al-Qaacida. Dowladda KMG ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in...
View ArticleShabaab Oo Dadka Ku Qasbay Ka Qeeybgalka Dibadbax Ay Ku Taageerayeen Al Qaacidda
Malleeshiyada kooxda argagixisada ah ee Alshabab ayaa maanta gebi ahaanba is hortaagay goobihii waxbarashada iyo ganacsiga ee ku yaalla deegannada fara ku tiriska ah oo ay ku suganyihiin, iyagoo dadka...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Ugandha oo booqasho ku yimid Muqdisho(Sawiro)
Muqdisho(Pi) Wafti uu hor kacayo Wasiirka Arimaha divada Ugandha ayaa maanta booqasho ku yimid Muqdisho, waftiga ayaa ka kooban Wasiirka Arimaha Dibadda Uganda Oriemo Okello, Taliyaha ciidamada Ugada...
View ArticleWasiirka abniga Puntland “Waxaan gacanta ku dhignay saraakiil al-shabaab ah”
Garowe(Pi) Wasiirka Abniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegey in Ciidamada amaanka Puntland ay weerareen goob ay ku shirayeen Saraakiil al-shabaab ah oo dhinaca...
View ArticleSoomaalida Holland oo kaalinta koowaad ka gashay dadka ugu liida xagga...
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka...
View ArticleXubin ka tirsaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Sheegey in Muddo 24...
Xildhibaan Xasan Isaaq Gees Cadde oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay qaar ka mid ah war baahinta ayaa si caro leh uga jawaabay Dil Gaadiidka Ciidamada AMISOM ay...
View ArticleMadaxweynaha DFKMG Shariif oo Sheegay in uu soo Xirmey Al-Baabkii Wada hadal...
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dawaan la hadlayay Boqolaal Dad ah oo isugu soo baxay Degmada Wadajir kulan loogu magac daray is dhax galka Bulshada ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida,...
Madaxweynaha Soomaaliyed Shariif Sheekh Axmed ayaa u magacaabay Maareeyaha guud Golaha murtida, madadaalada iyo Farshaxanka Abwaan Cabdi Yuusuf Xasan (Cabdi Dhuux), iyadoo ay tahay markii u horeysay...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Isku duwaha deeqaha Bani’aadanimo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/samad Macalin Maxamuud ayaa maanta kula kulmay Magaalada Muqdisho Isku duwaha kaalmaha aadanimo ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Mark Bowdon oo booqasho ku...
View ArticleBooliiska waddooyinka ee Muqdisho
Booliska waddooyinka ayaa bilaabay inay ka howgalaan magaalada Muqdisho
View ArticleBooliiska waddooyinka ee Muqdisho
Booliska waddooyinka ayaa bilaabay inay ka howgalaan magaalada Muqdisho
View ArticleTarsan: Al-Shabaab Waxay u Qeybsan Yihiin Saddex Qeybood (Dhageyso)
Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo maanta khudbad kulul ka jeediyey dibadbax ka dhacay fagaaraha Iskaashatooyinka ee degmada...
View ArticleXOG: Sarkaal ka Socda Dawlada Ethiopia oo Maanta Shirkii Garowe ku soo Biiray
Garowe (RBC) Shirkii wadatashiga ee dhinacyada siyaasada Soomaaliya uga furmay galabta magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa ka soo qeybgalay sarkaal ka socda dawlada...
View ArticleMunaasabad lagu soo dhoweeynayay Maareeyaha cusub Golaha Murtida, Madadaalada...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Maareeyaha cusub ee Golaha Murtida, Madadaalada iyo Farshaxanka Abwaan Cabdi Dhuux ayaa galabta ka dhacday Xarunta Tiyaatarka....
View ArticleShirkii Garoowe 2 00 Furmay
Waxaa Galabta si rasmi ah Magaalada garoowe uga warmay shirkii labaad ee Garoowe oo Masuliyiinta Soomalida ay uga hadli doonan arrimaha Federaalka iyo dhamaystirka Dastuurka ka hor xiliga kala guurka...
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha:(Curinta Maansooyin Jaceylka) (Q-97aad)
Dhaqanka iyo Hidaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay curinta maansooyinka Jaceylka ee waqtigan Casriga ah.
View ArticleKooxda Parma oo ku celisey barbaro 0-0 ah naadiga Juventus.
Kooxda Juventus ayaa iska qasaarisey fursad ay ugaga sare mari kartay kooxda AC Milan oo haysa hadda hogaanka Serie Ada kadib markii ay ku kala baxeen kooxda Parma barbaro 0-0 ah. Hase yeeshee waxaa u...
View Article