Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live
↧

Arsenal oo lagu rafaadsaday garoonka San Siro kadib markii 4-0 loogaga...

Kulan aad loo sugayay oo dhex maray labada kooxood ee AC Milan oo hogaanka u haysa horyaalka dalka Talyaaniga iyo kooxda Arsenal oo kaalinta afaraad kaga jirta horyaalka Ingiriiska ayaa caawa ka...

View Article

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Qorshaynaya Inuu u Codeeyo Kordhinta...

4    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe cod u qaado sidii loo kordhin lahaa tirada ciidammada nabad-ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee ka hawlgala magaalada...

View Article

Wasiirka Khaarajiga oo Shaaciyey Sabaha Hortaagan in Somaliland Xafiis ka...

  Warsaxaafadeed – Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo si faahfaahsan uga jawaabay eedaymo loogu jeediyey arrimo musuqmaasuq    Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa si...

View Article

Magaalooyinka Ugu Silicaya iyo Nolosha Xun Dalka Maraykanka

  Meelaha qaar dalka Maraykanka waxay ka nolol xun yihiin dalal aan degenayn, waxaana ka jira shaqo la’aan xad-dhaaf ah, dambiyo, qiimayaasha nolosha oo aad u sareeya, cimilo aad u xun iyo xataa...

View Article

Faah faahin ku saabsan qaraxii maanta ka dhacay xarunta danbi baarista ee...

Qaraxii maanta ka dahcay xarunta danbi baarista ee Muqdisho  ayaa la sheegay in uu ahaa  gaari aay soo qabtayn ciidamada dowladda isla markaana la soo geliyay gudaha xarunta danbi baarista. Gaarigan oo...

View Article

Madaxweynaha dalka Jarmalka Wulff oo is casiley kadib markii ay ku soo baxday...

Madaxweynaha dalka Jarmalka Christian Wulff ayaa ku dhowaaqay inuu is casiley kadib markii uu codsaday xeer ilaaliyaha dalka Jarmalka in laga qaado xasaanada madaxweyne Wulff. Mr Wulff oo isbahaysi...

View Article

Shirka Garowe oo Meel Xasaasi ah Maraya

Wadahadalada wajiga labaad ee shirka Garowe ayaa meel xasaasi ah maraya, waxaana soo baxaya in dhinacyada ay isku raaceen waxyaabaha qaar balse weli la isku waafaqi la’yahay qaabka federalismka oo...

View Article

UNHCR oo ka hadashay xaaladda Afgooye

Hay'adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in kumannaan dad rayid ah ay ka carareen dagaallo ka soo cusboonaaday agagaaraha deegaanka Afgooye.

Faaqidaadda: MIdowga AlShabab iyo Al-qacidda

Wadahadalada wajiga labaad ee shirka Garowe ayaa meel xasaasi ah maraya, waxaana soo baxaya in dhinacyada qaarkood ay isku raaceen waxyaabaha qaar balse weli la isku waafaqi la’yahay qaabka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarja Halonen, madaxweynaha dalka Finland iyo Pekka Haavisto, Ergeyga gaarka...

Haweeneyda madaxweynaha ka ah dalka Finland Marwo Tarja Halonen iyo Xildhibaan Pekka Haavisto ayaa sida la shaaciyay ka qeybgeli doono shirka todobaadka dambe Soomaalida loogu qabanayo magaalada...

View Article

Deg Deg: Markab u rarnaa Ganacsato reer Somaliland oo laga Afduubay Xeebaha...

Hargeysa(RBC):-Markab lagu magacaabo Layla oo Badeecado bagaash u badan u siday ganacsato kala duwan oo reer Somalilad ah, ayaa la sheegay in Burcad-badeed Soomaali ahi ka afduubeen Badda waddanka...

View Article

Shariif: Shirka London ha Ixtiraamo Madaxbanaanidayada

Madaxweynah DKMG ee Somalia ayaa ka hadley arrimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiskii Garowe, shirka London, iyo arrimo kale. Madaxweynaha ayaa rajo ka muujiyey natiijada shirka London, isla markaana...

Wicitaanka: Maxamed Axmed Caalin

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta ee toddobaadkan waxa marti ku ah Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin. Barnaamijka oo dhamesytiran qeyta hoose ka dhageyso.

Falanqeyn: Heshiiskii Garoowe

Wasiirka Dastuurka DKMG, Cabdi Xoosh Jibriil iyo khubaro kale ayaa ka hadlaya waxyaabihii lagu heshiiyey shirkii magaalada Garoowe. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Dowladda sidee u aragtaa shirka London

Afhayeenka dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka jawaabaya.

View Article

Dowladda sidee u aragtaa shirka London

Afhayeenka dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka jawaabaya.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>